Mogadishu (Raxanreeb Online) – Somalia’s State Minister of Defense, Omar Ali Abdi, has spoken about the recent security developments in the country, particularly the brief seizure of Balcad district in the Middle Shabelle region by Al-Shabaab militants. Speaking candidly, Minister Abdi acknowledged that Al-Shabaab had managed to take control of Balcad but emphasized that their...
Day: March 9, 2025
Wasiir dowlaha Gaashaandhigga oo ka hadlay qabashadii Shabaab ee degmada Balcad
Muqdisho (Raxanreeb Online) Wasiir dowlaha wasaaradda Gaashaandhigga ee xukuumadda Soomaaliya Cumar Cali Cabdi, ayaa ka hadlay xaalada amniga dalka iyo qabashadii Al-shabaab ee todobaad ka hor degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Wasiir dowladaha ayaa sheegay in ay Al-shabaab ay qabsadeen Balcad balse ay awoodi waayeen in ay sii jogaan magaalada. Cumar waxa uu sheegay...
Senior Al-Shabaab Commander Killed in Middle Shabelle Operation
Adan Yabal – (Raxanreeb Online)- The National Intelligence and Security Agency (NISA) has confirmed the elimination of a senior Al-Shabaab commander in a targeted operation in the Middle Shabelle region. According to an official statement, NISA forces, working alongside international partners, conducted an airstrike in the Ceel-bacad area, killing Yusuf Dhegnaas, a high-ranking Al-Shabaab leader,...
NISA oo sheegtay in duqeyn lagu dilay sarkaal katirsan al-shabaab
Aadan Yabaal ( Raxanreeb Online) War qoraal ah oo kasoo baxay hay’adda nabad sugida iyo sirdoonka qaranka ee NISA, ayaa lagu faah faahiyay howlgal ka dhacay gobolka shabeellaha Dhexe, oo lagu dilay sarkaal katirsanaa kooxda Al-shabaab. Qoraalka ayaa lagu sheegay in ciidanka NISA, oo kaashanaya saaxiibada caalamka duqeyn ay ka fuliyeen deegaanka Ceel-bacad ay ku...
Madaxweyne Xasan Sheekh ” Khawaarijta awood uma lahan in ay qabsadaan Muqdisho”
Muqdisho ( Raxanreeb ) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in loo baahan yahay in loo midoobo dagaalka kooxda Al-shabaab isla markaana laga saaro dagaalka. Waxa uu sheegay in shacabka Soomaaliyeed ay raali ka yihiin dowladnimada maadama ay u hureen dhigooda, hadana la gaaray xiligii Al-shabaab dalka laga xureeyn lahaa. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa...
In ka badan 1,000 qof oo lagu dilay dagaal ka dhacay Suuriya
Dimish ( Raxanreeb Online) Kooxaha xuquuqda aadanaha ee kor kala socda xaaladda Suuriya ayaa Sabtidi sheegay, in ugu yaraan 1,000 qof lagu dilay isku dhacyo labadi maalin ee lasoo dhaafay ka dhacayay qeybo ka mid ah dalka Suuriya. Isku dhacyada ayaa u dhaxeeyay ciidamada dowladda cusub ee Suuriya iyo xoogag daacad u ah madaxweynihi xilka...