Day: March 11, 2025

Home » Archives for March 11, 2025
Madaxweyne Cali Guudlaawe oo cambaareeyay weerarkii saakay ka dhacay magaalada Baladweyne
Post

Madaxweyne Cali Guudlaawe oo cambaareeyay weerarkii saakay ka dhacay magaalada Baladweyne

Jowhar ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa ugu horeyn cambaareeyay weerarka Al-shabaab ka geeysteen Hoteelka Qaahira ee magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Madaxweynaha ayaa sheegay inuu ka tacsiyadeeynayo xasuuqii ay kooxda Al-shabaab u geysteen nabadoonnada dhaqanka, iyo dadkii kale ra’yidka ahaa ee saakay ku laayeen Hoteel Qaahira ee galbeedka...

NISA oo sheegtay in 16 Shabaab ah ay ku dishay Basro
Post

NISA oo sheegtay in 16 Shabaab ah ay ku dishay Basro

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa xalay howlgal qorsheysan ka fuliyay aagga deegaanka Basro ee Gobolka Shabeellaha Hoose, halkaas oo ay ku dileen maleeshiyaad ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab, sida lagu sheegay war rasmi ah oo ka soo baxay hay’adda. “Howlgalkan oo labo jeer oo kala duwan lagu beegsaday Khawaarijta,...

Ciidanka dowladda iyo xubno katirsan Shabaab oo weli ku dhex dagaalamaya hotel Qaahira
Post

Ciidanka dowladda iyo xubno katirsan Shabaab oo weli ku dhex dagaalamaya hotel Qaahira

Baladweyne ( Raxanreeb Online) Faaf faahino  dheeraad ah ayaa  ka soo baxaya weerarkii  saakay kooxda Al-shabaab ay ku qadeen  Hotel Qaahira ee ku yaalla xaafada Howl-wadaag ee magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan. Warar hordhac ayaa sheegaya in weerarka ku dhintay  10 qof oo ay ku jiraan Odayaal dhaqan, Siyaasiyiin, dhalinyaro iyo Sarkaal sare oo...

Gabar Adeerkeed ku dishay Kenya
Post

Gabar Adeerkeed ku dishay Kenya

Kenya ( Raxanreeb Online) Ciidamada Booliska Kenya gaar ahaan waaxda dambi baaritsa ayaa waxa ay dabalgal ku hayaan Gabar 19 jir ah oo dishay Adeerkeed oo 41 jir ah. Dilka ayaa Booliska waxa ay shegeen inuu ka dhacay Xaafada Ong’eche ee ismaamulka Kisumu ee dalka Kenya. Gabadha ayaa la sheegay  sababta ay u dishay adeerkeed...

Dolwadda Suuriya iyo Ciidamada Kurdiyiinta oo heshiis gaaray
Post

Dolwadda Suuriya iyo Ciidamada Kurdiyiinta oo heshiis gaaray

Dimishiq ( Raxanreeb Online) Madaxtooyada Suuriya ayaa Isniintii ku dhawaaqday heshiis ay sheegtay in Isniintii shalay ay kala saxiixdeen Dowladda Suuriya iyo kooxda hubeysan ee Kurdiyiinta Suuriya ee loo soo gaabiyo SDF. Dhinacyada ayaa sheegay in ay ku heshiiyeen in SDF oo maamusha gobolka Waqooyi-bari ay ku biirto dowladda cusub, isla markaana ay ciidamadoodu la...

DEG DEG : Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay Beledwayne + Xaaladda
Post

DEG DEG : Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay Beledwayne + Xaaladda

Beledwayne (Raxanreeb ) Wararka Raxanreeb uu ka helayo magaalada Beledwayne ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in halakas goor dhaw uu ka dhacay qarax xoogaan oo waxyeelo – gaystay. Gaari ayaa lagu qarxiyey Hotel Qaahira oo kuyaalla Galbeedka magaalada Baladweyne, rag hubaysan ayaana gudaha u galay hotelka. Sida dad halkaas ku sugan ayaa sheegayaan mooto bajaaj...