Mogadishu (Raxanreeb Online) – Somalia’s Deputy Prime Minister, Saalax Ahmed Jama, chaired a key security meeting at the Banadir Regional Administration headquarters, focusing on improving safety and stability in the capital and its surrounding districts. The discussions aimed to reinforce security measures, protect residents, and enhance coordination among various security agencies. A key emphasis was...
Day: March 8, 2025
Somaliland Executes Two Convicts for the Killing of Police Officials
Hargeisa (Raxanreeb Online) – The Somaliland government has carried out the execution of two individuals convicted of the murder of a senior police officer and a traffic police officer. The execution took place today after legal proceedings that culminated in a qisas (retributive justice) verdict. The two men were sentenced to death by the Supreme...
RW ku-xigeenka dalka oo qabtay kulan looga hadlayay amniga Muqdisho
Muqdisho ( Raxanreeb Online ) Ra’iisul Wasaare ku Xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac, ayaa shir-guddoomiyey kulan ku saabsan amniga caasimadda oo ka dhacay xarunta Gobolka Benaadir. Kulanka ayaa diirradda lagu saaray qorshaha horumarinta amniga caasimadda iyo degmooyinka ku xeeran, iyo sidii kor loogu qaadi lahaa ammaanka shacabka ku nool Gobolka, loona adkayn...
Somaliland oo xukun dil ah ku fulisay rag horay u dilay Sarkaal iyo askari
Hargeysa ( Raxanreeb Online) Xukuumadda Somaliland ayaa maanta waxa ay dil toogasho ah ku fulisay labo xukunsane oo lagu eedeeyey inay dileen Taliyihii saldhigga Booliska Maxamed Mooge iyo askari katirsan ciidanka ilaalada waddooyinka ee Somaliland. Maxkamadda sare ee Somaliland ayaa 6-dii bishaan xukun qisaas ah ku riday labada gacan ku dhiigle. Ehelka labada dhinac oo...
100 Qof oo Dacuun Ugu Dhintay dalka Suudaan
Suudaan ( Raxanreeb Online) Waa lasoo wariyanaya in Ku dhawaad 100 qof ay ugu dhintay daacuun caloole laba toddobaad gudahood gudaha dalka Suudaan, tan iyo markii uu cudurkan biyaha ka dhasha uu ka dillaacay gobolka Niilka Cad ee dalka Suudaan. Sidaaina waxdaa sheegaytay hey’adda dhakhaatiirta aan xuduudda lahayn. Sida hey’adu sheegtay waxaa xaaladda gobolkan uga...
MW Xasan Sheekh “dalka kuma jiro khatar amni darr ah waana propagaando la sameeyey”
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa si kulul uga hadlay digniinaha la xiriira dhinaca amniga ee maalmahan soo baxayay kuwaasi oo ah in weeraro ay al-shabaab, ka geysan karaan magaalada Muqdisho. Madaxweynaha ayaa sheegay in dalka mar uu soo maray khatar adag, balse waxa uu sheegay in hadda aysan jirin khatar...
Ciidamada ammaanka Suuriya iyo kooxo hubeysan oo tageersan Bishaar Asad oo dagaalamay
Suuriya ( Raxanreeb Online) Mid ka mid ah kormeerayaasha dagaalka Suuriya ayaa sheegay in iska hor imaad labo maalmood socday oo u dhaxeeyay ciidamada ammaanka Suuriya iyo rag hubeysan oo daacad u ah madaxweynihii hore ee xukunka laga tuuray Bashaar Al-asad ay ku dhinteen dad ka badan 200 oo qof. Iska horimaadyadan oo ka socda...
Kursigii uu baneeyay Mustaf Dhuxulow oo loo doortay Maxamed Cabdi Cali Faarax
Dhuusmareeb (Raxanreeb )-Magaalada dhuusmareeb ee caasimada Galmudug waxaa maanta oo sabti ah lagu doortay xildhibaan Maxamed Cabdi Cali Faarax, Kurisugan oo sumadiisa ay tahay HOP 049 Aqalka hoose ee Baarlamaanka Soomaaliyeed waxaa banneeyay agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyaha Mustaf Dhuxulow. Doorashada xildhibaannimo waxaa kula tartamaysay gabar , waxaana markii dambe soo baxay mudane Maxamed Cabdi...