Muqdisho ( Raxanreeb Online) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ku-simaha Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Danjire James Swan. Kulanka ayaa looga hadlay wadashaqeynta dowladda iyo hey’adaha Qaramada Midoobay, teegaarada qorshaha dowladda ee doorashooyinka qof iyo cod, hawlgalka cusub ee Midowga...
Day: March 12, 2025
RW Xamsa oo qaabilay Danjiraha Suudaan u fadhiya Soomaaliya
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta qaabilay danjiraha Jamhuuriyadda Sudan u fadhiya Soomaaliya Mudane Abdelrahman Khalil Ahmed Afandi, isaga oo kala hadlay xoojinta xiriirka taariikhiga ah ee u dhexeeya labada dal iyo fursadaha cusub ee iskaashi dhinacyada kala duwan leh. Danjire Abdelrahman ayaa dowladda iyo shacabka...
Dagaal xooggan oo ka socda deegaanka Labo-garas ee gobolka Shabeellaha Dhexe
Jowhar ( Raxanreeb Online) Wararka inaga soo gaaraya deegaanka Labo-garas ee katirsan gobolka Shabeellaha Dhexe, ayaa sheegaya in dagaal xooggan uu halkaasi ka socdo. Dagaalka ayaa u dhaxeeya ciidanka xoogga dalka oo kaashanaya kuwa deegaanka iyo Al-shabaab, waxaana dagaalka uu yahay mid culus oo labada dhinac isku adeegsanayaan hub culus. Wararka qaar ayaa sheegaya in...
Somali Forces End 15-Hour Al-Shabaab Siege on Baladweyne Hotel
Baladweyne (Raxanreeb Online) – A deadly attack on Hotel Qaahira in Baladweyne, which lasted for nearly 15 hours, has finally been brought to an end by Somali security forces. The assault, launched by Al-Shabaab militants, began with a series of explosions that sent shockwaves through the city. At least seven people, including community elders, military...
Weerar qaatay ku dhawaad 24 saac oo lasoo afjaray
Baladweyne ( Raxanreeb Online) Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa xalay saqdii dhexe soo afjaray weerar qaatay 15 saacadood oo ay Al-shabaab ku qadeen hotel Qaahira oo ku yaalla galbeedka magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Weerarka oo ku biloowday qaraxyo ayaa inta la xaqiijiyay waxaa ku dhintay 7 ruux oo isugu jira nabadoonno, saraakiil ciidan iyo...