Mogadishu (Raxanreeb Online) – The Speaker of the Somali Federal Parliament, Sheikh Aden Mohamed Nur (Madoobe), has officially revoked the parliamentary membership of Abdullahi Hashi Abiib, citing prolonged absenteeism. The decision underscores the importance of active parliamentary participation and accountability. In an official statement, the Speaker’s Office confirmed that Abiib, who represented seat HOP201, had...
Day: March 15, 2025
Ciidamada Dowladda iyo kuwa Kenya oo ku dagaalamay xuduuda Kenya iyo Soomaaliya
Baladxaawo ( Raxanreeb Online) Wararka inaga soo gaaray degmada Balad-xaawo ee gobolka Gedo, ayaa sheegay in xaalada magaaladaasi ay maanta kacsan tahay kaddib markii shalay xuduud beenaadka Kenya iyo Soomaaliya uu ka dhacay dagaal khasaaro geystay. Dagaalka oo dhex maray ciidamo katirsan dowladda Soomaaliya iyo kuwa Kenya, ayaa si gaar ah ugu dhacay xuduuda Magaalooyinka...
Government Troops Push Back Al-Shabaab in Lower and Middle Shabelle
JOWHAR– Somali government forces, in collaboration with local militia, successfully repelled an attack by Al-Shabaab militants on Awdheegle district in the Lower Shabelle region this morning. Reports indicate ongoing military movements in the area as security operations continue. A similar attack was launched by Al-Shabaab in the Buursha Sheekh area of the Middle Shabelle region,...
Wefdi uu hoggaaminayo guddoomiyaha hay’adda SoDMA oo gaaray degmada Jalalaqsi
Jalalaqsi ( Raxanreeb Online) Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA, Maxamuud Macallin Cabdulle iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan. Safarka Guddoomiyaha ayaa daarran xoojinta dadaallada gargaarka banii’aadannimo ee dalka iyo u kuur galidda xaalada nololeed ee degmada iyo deegaannada ku xeeran, isagoo gargaar loogu tala galay dadka nugul...
Dowladda Soomaaliya oo guul ka sheegatay dagaal Al-shabaab iyo ciidan dowladda ku dhex maray degmada Awdheegle
Awdheegle ( Raxanreeb Online) Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal xooggan oo ku biloowday qaraxyo oo ay saakay Al-shabaab ku qadeen saldhig ciidanka dowladda ay ku lee yihiin degmada Awdheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose. Dagaalka oo ahaa mid xooggan laiskuna adeegsaday hubka culus ayaa socday muddo ka badan sacaad sida dadka deegaanka ay inoo...
Xildhibaan mucaarad ku ahaa dowladda federaalka oo laga saaray xubnimadii Baarlamaanka Soomaaliya
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Gudoomiyaha golaha Shacabka Faderaalka Sheikh Aaden Madoobe ayaa xubnimadii xildhibaanimo ka xayuubiyey Cabdullaahi Xaashi Abiib oo ahaa xildhibaan katirsan golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya, si lamid ah sida Golaha wasiirada shaqo ka ceyrinta loogu sameeyo. Qoraal kasoo baxay xafiiska xafiiska guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe)...
NISA oo sheegtay in duqeyn lagu dilay 41 Al-Shabaab ah
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Bayaan kasoo baxay Hay’adda Nabad-sugidda Soomaaliya (NISA) ayaa lagu sheegay in duqeymo cirka ah sacaadihii lasooo dhaafay lagu dilay ilaa 41 ka tirsan dagaalmayaasha Al-Shabaab. NISA waxay sheegtay in duqeymaha dhanka cirka ah ay ka dhaceen deegaannada Boos-Hareeri iyo Jambaluul, oo ka kala tirsan gobollada Shabeellaha Dhexe iyo Shabeellaha Hoose. Geestka...
Mareykanka oo eryay safiirkii Koofur Africa u fadhiyay Washington
New York ( Raxanreeb Online) Dowladda Mareykanka ayaa Jimcihii shalay ceyrisay safiirka Dowladda Koofur Africa u fadhiya magaaladan Washington, kaddib marki ay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Mareykanka ku eedeysay in uu yahay siyaasi hurinaya isir-naceyb. Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka Marco Rubio ayaa bayaan uu Jimcihii soo saaray ku sheegay, in danjire Ibraahim Rasuul aan hadda kaddib...