Day: March 17, 2025

Home » Archives for March 17, 2025
RW Xamsa oo daah-furay qorshaha isbadalka Qaranka
Post

RW Xamsa oo daah-furay qorshaha isbadalka Qaranka

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Ra’iisul Wasaraaha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa daah-furay Qorshaha Isbeddelka Qaranka (NTP 2025-2029). Ra’iisul Wasaaraha, ayaa sheegay in qorshahan ay ansixiyeen Golaha Wasiirrada uu ku saleysan-yahay hannaan lagu horumarinayo kaabayaasha kala duwan ee dalkeennu leeyahay— laguna tayeynayo hey’adaha kala duwan ee dowladda, si dalka loo gaarsiiyo horumar...

Rag katirsan Shabaab oo galay tuulo ku taalla dalka Kenya
Post

Rag katirsan Shabaab oo galay tuulo ku taalla dalka Kenya

Kenya ( Raxanreeb Online) Ciidamada ammaanka Kenya ayaa bilaabay howlgal ballaaran kadib markii ugu yaraan 100 dagaal-yahannada al-Shabaab ay galeen aafad ku taalla magaalo-xeebeedka Lamu ayna wacdi u qabteen dadka deegaanka. Madaxa Lamu Wesley Koech ayaa warbaahinta gudaha ee Nation u sheegay in kooxdu ay gashay xaafadda Mangai xilli dambe Sabtidii. Ragga tuulada soo galay...

Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo ku biiray dagaalka Al-shabaab
Post

Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo ku biiray dagaalka Al-shabaab

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Cutubyo katirsan ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo wajiib ahaan u xil saaran ilaalinta Maxabiista ku jira xabsiyada dalka, ayaa laga qaaday  magaalada Muqdisho, iyaga oo la geeyey furimaha dagaalka ee Shabeelooyinka si ay qeyb uga noqdaan dagaalka Al-shabaab. Generaal Mahad Cabdiraxaan oo Taliyaha ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, ayaa ka hor daabulada ciidamada waxa...

Somali PM Hamza Barre Reshuffles Cabinet, Appoints New Ministers
Post

Somali PM Hamza Barre Reshuffles Cabinet, Appoints New Ministers

Mogadishu (Raxanreeb Online) – In a significant move aimed at reshaping Somalia’s government, Prime Minister Hamza Abdi Barre has announced a cabinet reshuffle, appointing new ministers and deputy ministers to key positions. This shake-up is expected to bring fresh perspectives and stronger leadership to various ministries, especially in areas critical to national security, economic growth,...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay wasiirro cusub
Post

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay wasiirro cusub

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta golahiisa wasiirrada ku sameeey xilka qaadis iyo magacaabis. Wasaaradaha la magacaabay waxaa kamid ah. Jibriil Cabdirashiid Xaaji oo loo magacaabay wasiirka wasaaradda Gaashaandhigga ee xukuumadda Soomaaliya, oo dhowr sanno uu hayay Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac oo hadda loo magacaabay wasiirka wasaaradda Dekadaha...

Booliska oo soo xiray askari Taraafiko ah oo dilay wade Mooto Bajaaj
Post

Booliska oo soo xiray askari Taraafiko ah oo dilay wade Mooto Bajaaj

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Taliska Booliska Soomaaliya ayaa sheegay in lasoo qabtay askari kamid ah kuwa ilaalada waddooyinka ee Taraafikada, kaasi oo dil bareer ah u geystay wade Mooto Bajaaj. Dilka ayaa ka dhacay Isgooyska Afarta Jardiin ee magaalada Muqdisho, waxaana uu dilka sababay rabshado keentay in lagu gubo Gaari Booliska lee yahay, tallabadaasi oo...

Xuutiyiinta Yemen oo ku dhawaaqay weeraro ka dhan ah Makaaribta
Post

Xuutiyiinta Yemen oo ku dhawaaqay weeraro ka dhan ah Makaaribta

Yemen ( Raxanreeb Online) YKooxda Xuutiyiinta Yemen ayaa ku dhawaaqday inay la wareegeen waxay ku sheegeen markab laga leeyahay Israa’iil kaas oo ku sugnaa Badda Cas. Afhayeenka ciidamada Xuutiyiinta Yaxye Saree ayaa sheegay inay markabkan laga leeyahay Israa’iil ay geeyeen xeebaha dalka Yemen, balse Israa’iil ayaa beenisay in markabkaasu uu yahay mid iyagu leyihiin. Dhammaadkii...