Day: March 21, 2025

Home » Archives for March 21, 2025
RW Xamsa oo shaaciyay in xukuumadda u guuri doonto jiidaha hore ee dagaalka
Post

RW Xamsa oo shaaciyay in xukuumadda u guuri doonto jiidaha hore ee dagaalka

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jahmuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta shir-guddoomiyey kulan deg-deg oo looga hadlayo amniga caasimadda iyo deegaannada ku xeeran iyo howlgallada lagula dagaalamayo Al-shabaab. Ra’iisul Wasaaraha, ayaa sheegay in Xukuumaddisu ay u guuri doonto furrimaha dagaalka ee lagula dagaalamayo kooxaha Shabaab ee ku dhuumaaleysanaya qeybo kamid ah...

Erdogan oo markii ugu horeysay ka hadlay xariga duqa Istanbul
Post

Erdogan oo markii ugu horeysay ka hadlay xariga duqa Istanbul

Madaxweyne Recep Tayyip Erdoğan ayaa markii ugu horreysay ka hadlay baaritaanka lagu hayo duqa magaalada Istanbul Ekrem İmamoğlu oo xabsi ku jira. Edogan waxa uu ku dooday in xisbiga Ribablikaanka ee Dadka (CHP) aanu ka jawaabi karin eedaymaha garsoorka, waxana uu yiri: “Ma dhihi karaan wax musuq maasuq ah kama jiraan dawladda hoose, waxa ay...