Day: March 24, 2025

Home » Archives for March 24, 2025
Dowladda Soomaaliya oo maanta dalka dib ugu soo celisay dhaliinyaro Tahriibayaal ah oo ku xirnaa Xabsiyada Libiya
Post

Dowladda Soomaaliya oo maanta dalka dib ugu soo celisay dhaliinyaro Tahriibayaal ah oo ku xirnaa Xabsiyada Libiya

Muqdisho ( Raxanreb Online) Dowladda  Soomaaliya ayaa maanta dalka dib ugu soo celisay dhallinyaro Soomaaliyeed oo Tahriibayaal ah, kuwaasi oo ku xirnaa xabsiyada dalka Libiya. 145 Muwaadiniin Soomaaliyeed ayaa maanta dowladda Soomaaliya waxa ay kasoo dejiysay garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho, waxaana soo dhaweeyay  mas’uuliyiin katirsan dowladda iyo madax ka socotay hay’addo...

Somali Forces kill Top Al-Shabaab Tax Collector in Bardaale, Bay Region
Post

Somali Forces kill Top Al-Shabaab Tax Collector in Bardaale, Bay Region

Bardaale (Raxanreeb Online) – In a significant blow to the Al-Shabaab militant group, Somali security forces in the district of Bardaale have successfully carried out a targeted operation in the Kooney area, resulting in the death of a senior militant figure known as Macalin Qaddiid. According to security officials, Macalin Qaddiid was a key operative...

Ciidanka Macawiisleey oo u dhaqaaqau xureynta deegaanka Alkowsar
Post

Ciidanka Macawiisleey oo u dhaqaaqau xureynta deegaanka Alkowsar

Alkowsar ( Raxanreeb Online) Wararka ka inaga soo gaaraya gobolka Shabeellaha Dhexe, ayaa sheegaya in ciidamo badan oo kuwa deegaanka ee Macawiisleey ay ku wajahan yihiin deegaanka Alkowsar ee gobolkaas. Ciidamadan ayaa waxa uu qorshahoodu yahay in deegaanka Alkowsar ay ka xureeyaan Al-shabaab oo hadda gacanta ku haya. Saraakiil kamid ah ciidanka Macawiisleey, ayaa sheegay...

Midowga Afrika oo sheegay inuu xoojinayo taageerada Soomaaliya
Post

Midowga Afrika oo sheegay inuu xoojinayo taageerada Soomaaliya

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Midowga Afrika ayaa sheegay inuu sii xoojinayo taageerada Soomaaliya. Waxaa uu sheegay inay sii wadi doonaan dedaallada loo baahanyahay si loo gaaro yoolka howlgalka cusub ee AUSSOM wixii loo gaaro bisha July ee sanadkan 2025-ka. Guddoomiyaha Midowga Afrika, Maxamuud Cali, oo khudbad ka jeedinayay Muqdisho, ayaa sheegay inay jiraan caqabado xaga...