Burundi ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha dalka Burundi Évariste Ndayishimiye, ayaa sheegay in ilo sirdoon oo lagu kalsoon yahay ay ka ogaadeen in dawladda Rwanda doonayso weerar ay dalkiisa ku soo qaado isaga oo ka codsaday in ay dagaalkaas ka joojiyaan oo wada hadalla lagu xalliyo xiisadda hadda taagan. Burundi waxay ku doodaysa in Kigali hadda...
Day: March 25, 2025
Xukunka Askari u gacan qaaday Walaashiis soo korisay ka dibana dilay Taliye koox
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee xoogga dalka, ayaa maanta la soo taagay askari katirsan ciidanka xoogga oo dilay Taliye koox kaddib markii uu Taliyaha isku dayay inuu walaashiis ka celiyo gacan ku dhiiglaha dilka geystay. Xuseen Xasan Maxamuud Macda oo ka tirsan Ururka 214-aad Guutada 21-aad Qeybta 27-aad ee Ciidanka Dhulka...
Somali Army on High Alert as Militants Move into South West Regions
Baydhabo (Raxanreeb Online)–A surge in the presence of Al-Shabaab militants has been reported across several areas in the Bay and Bakool regions of Somalia’s South West State, following the group’s recent setbacks in central Somalia. Local sources and security officials confirm that heavily armed fighters, some traveling in military vehicles, have been seen moving through...
Ilhaan Cumar oo ka hadashay ololaha lagu doonayo in lagu tarxiilo
New York ( Raxanreeb Online) Ayadoo xiisadda u dhaxaysa xubnaha aadka u mayalka adag ee xisbiga Jamhuuriga ee Maraykanka iyo xildhibaan Ilhaan Cumar ay sii xoogaysanaayso ayaa waraysi ay dhawaan bixisay Ilhaan waxay ku sheegtay in Maraykanka ay u siman yihiin ayada iyo Elon Musk oo ah maalqabeen xubin ka ah xukuumadda Maraykanka. Hadalkan ayaa...
Shil gaari oo sababay dhimasho oo ka dhacay Somaliland
Hargeysa ( Raxanreeb Online) Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya shil sababay khasaaro dhimasho ah oo maanta ka dhacay koontaroolka Bari ee magaalada Gibiley ee deegaanada Somaliland. Shilka ayaa waxa uu yimid kaddib markii ay isku dhaceen Gaari ku xamuulka qaada iyo mid kuwa raaxada ah, waxaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen labo ruux...
Dagaalayamaasha Shabaab oo buux dhaafiyay deegaano katirsan Koonfur Galbeed
Baydhabo ( Raxanreeb Online) Sida wararka soo baxya ay sheegayaan Al-shabaabkii ugu badnaa ayaa buux dhaafiyay deegaano ku yaalla gobollada Baay iyo Bakool ee maamulka Koonfur Galbeed. Wararka ayaa waxa ay intaas ku darayaan in deegaanada Koonur Galbeed lagu arkay Al-shabaab aad u hubeysan oo wata gaadiidka dagaalka, kuwaasi oo la tilmaamay in ay yihiin...