Day: March 26, 2025

Home » Archives for March 26, 2025
Duqeyn culus oo lala beegsaday goob ay ku sugnayeen Daacish
Post

Duqeyn culus oo lala beegsaday goob ay ku sugnayeen Daacish

Boosaaso ( Raxanreeb Online) Warar kala duwan ayaa kasoo baxay duqeyn Maraykanka xalay ka fuliyay Togga Miiraale oo ku yaalla buuralaysa Calmiskaad ee gobolka Bari ee Soomaaliya. Bayaan kooban ka soo baxay dawladda Puntland ayaa lagu sheegay duqaynta ay diyaaradaha Maraykanku xalay ka fuliyeen Togga Miiraale lagula beegsaday dagaalyahanno ka tirsan Ururka Daacish. Ilaa hadda...

Guddiga doorashooyinka Qaranka oo muddo kordhin u sameeyay diwaan gelinta Ururada
Post

Guddiga doorashooyinka Qaranka oo muddo kordhin u sameeyay diwaan gelinta Ururada

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho, ayaa sheegay in muddo kodhiin loo sameeyay  waqtiga diwaan gelinta Ururada dalka oo markii hore ku ekeyd  31-ka bishan Maarso. Guddoomiyaha ayaa sheegay in sababta ay muddo kordhinta ugu sameyeen Ururada ay tahay codsi ayaga ka...

Puntland Security Forces Repel Militia Attack in Bosaso
Post

Puntland Security Forces Repel Militia Attack in Bosaso

Bosaso (Raxanreeb Online) – Security forces in Bosaso, the commercial hub and capital of Bari region, successfully repelled an overnight attack on the city’s central police station by clan-affiliated militia groups. According to official sources, the armed groups launched a coordinated assault on the station late last night. A brief but fierce exchange of gunfire...

Khasaaraha ka dhashay kooxo hubeysan oo weeraray saldhigga dhexe ee Boosaaso
Post

Khasaaraha ka dhashay kooxo hubeysan oo weeraray saldhigga dhexe ee Boosaaso

Boosaaso ( Raxanreeb Online) Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya iska hor-imaad xalay ka dhacay magaalada Boosaaso  ee xarunta gobolka Bari. Meleeshiyaad qaab qabiil u abaabulan  ayaa weerar ku qaaday saldhiga dhexe ee magaalada Boosaaso, waxaana dagaal kooban oo halkaasi ku dhex maray ciidamada amniga iyo maleeshiyaadka ku geeriyooday hal ruux oo katirsanaa maleeshiyadka weerarka...

Abiy Axmed oo Tigreega weydiistay inay soo sharraxaan madaxweyne
Post

Abiy Axmed oo Tigreega weydiistay inay soo sharraxaan madaxweyne

Addisa Ababa ( Raxanreeb Online) Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa weydiistay dadka gobolka Tigray inay soo magacaabaan murashax noqonaya madaxweynaha KMG ah ee gobolkaas. Arrintan ayaa timid ka dib markii maamulku u kala jabay laba garab; qaar taabacsan Debretsion Gebremikael oo hore u ahaa madaxweynihii kililkaas, iyo Gatechew Reda oo madaxweyne ka noqday wixii...