Muqdisho ( Raxanreeb Online) Kalkaaliso Caafimaad oo kasoo jeeda dalka Jarmaka laguna magacaabo Sonja Nieniet, una shaqeyneysay hay’adda ICRC, ayaa kasoo muuqatay muqaal lagu baahiyay Kanaal Youtube ah, tan iyo markii la afduubtay. Kalkaalisada oo laga afuubtay magaalada Muqdisho, ayaa waxa ay kooxaha afduubtay heystaan muddo 7 sanno ah, iyada oo aan la ogeyn halka...
Day: March 27, 2025
Maxey kawada hadleyn safiirka Shiinaha iyo guddoomiyaha hay’adda Maareeynta Musiibooyinka ?
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka, Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa magaalada Muqdisho kulan muhiim ah kula qaatay Safiirka Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, Danjire Wang Yu. Kulanka ayaa si gaar ah looga hadlay maalgelinta mashaariicda adkaysiga iyo horumarinta bulshada, u diyaar-garowga ka hortagga fatahaadaha, hirgelinta waro iyo biyo-qabadyo waaweyn, dhisidda biyo-xireenno adag,...
RW Xamsa “waxaan ku baaqaya in loo midoobo dagaalka Khawaarijta”
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa xalay ka sheegay munaasabad ka dhacday magaalada Muqdisho, in dalka uu ka socdo dagaal adag lagu jiro kooxda Al-shabaab. “Qorshuhu ma ahan oo kaliya in Khawaarijta la iska celiyo ee waa in dalka laga tirtiro, maxaa yeelay wax horumar ah dalkeennu ma sameyn...
MW Xasan Sheekh oo u safray dalka Turkiga
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa safaray dalka Turkiga, kaddib casuumaad uu ka helay dhiggiisa Madaxwaynaha Turkiga Mudane Rajab Dayib Erdogaan. Inta lagu gudajiro booqashada, Madaxwaynaha Jamhuuriyadda ayaa la kulmi doona dhiggiisa Turkiga, iyaga oo ka wada hadli doona sidii loo sii xoojin lahaa iskaashiga iyo xiriirka...