Boosaaso ( Raxanreeb Online) Dowladda Mareykanka ayaa maanta duqeyn cirkaa waxa ay maanta ka fulisay buuraha Calmiskaad ee gobolka Bari, waxaana duqeyntaas la sheegay in lagu beegsaday goobo ay ku sugnaayeen kooxda Daacish. Duqeynta ayaa si gaar ah uga dhacday Togga Miiraale oo la aaminsan yahay meelaha ay ku sugan yihiin horjoogayaasha Daacish, balse ilaa...
Day: March 29, 2025
Somalia’s NISA Eliminates 21 Al-Shabaab Militants in Middle Shabelle Operation
Middle Shabelle – (Raxanreeb Online)Somalia’s National Intelligence and Security Agency (NISA) has announced the successful conclusion of a joint military operation that led to the elimination of 21 senior Al-Shabaab members in the Geelgub area of Middle Shabelle. In an official statement, NISA confirmed that the operation targeted a high-level gathering of the extremist group...
Howlgal lagu dilay horjoogayaal katirsan Shabaab oo ka dhacay Shabeellaha Dhexe
Shabeellaha Dhexe ( Raxanreeb Online) Taliska hay’adda Nabad sugida iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA, ayaa ka hadlay howlgal lagu dilay xubno sare oo katirsanaa Al-shabaab, oo ka deegaanka Geelgub ee katirsan gobolka Shabeellaha Dhexe. War-saxaafadeed kasoo baxay NISA, ayaa lagu shaaciyay in howlgalka lagu dilay 21 xubin oo isugu jira horjoogayaal iyo dagaalamayaal katirsan Al-shabaab....
Tirada dhimashada dhul-gariirka Myanmar oo korortay
Mynamar ( Raxanreeb Online) Ku dhawaad 24 saacadood ayaa laga joogaa markii dhulgariir xooggan uu ku dhuftay Myanmar, iyadoo saameyntiisa laga dareemayo ilaa dalka ay jaarka yihiin ee Thailand. Haddii aad hadda nagu soo biirayso, waa kuwan waxa aad u baahan tahay inaad ogaato: Dowladda Myanmar ayaa hadda ku dhawaaqday in ay sare u kacday...