Day: March 30, 2025

Home » Archives for March 30, 2025
RW Xamsa oo shacab iyo mas’uuliyiin Salaada Ciida kula Tukaday Number 50
Post

RW Xamsa oo shacab iyo mas’uuliyiin Salaada Ciida kula Tukaday Number 50

Number 50 ( Raxanreeb Online) Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta deegaanka Number 50 Salaada Ciidul Fidriga kula Tukaday, Shacab ciidan iyo mas’uuliyiin katirsan dowad goboleedka Koonfur Galbeed. Wasiirka amniga gudaha Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag, wasiirka Dekadaha Cabduqaadir Maxamed Nuur Jaamac iyo guddoomiyaha gobolka Shabeellaha Hoose,ayaa qeyb ka ahaa mas’uuliyiinta maanta Salaada...

Magaalada Muqdisho oo maanta si weyn looga Ciidayo
Post

Magaalada Muqdisho oo maanta si weyn looga Ciidayo

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Maanta oo ah maalinta koowaad ee munaasabada Ciidul Fidriga waxaa si weyn looga ciidaya magaalada Muqdisho iyo qaar kamid ah gobollada dalka Soomaaliya. Shacabka ku nool magaalada Muqdisho, ayaa isugu soo baxay waddooyinka waa weyn ee magaalada, iyga oo isugu  hambalyeeynayo  debaal degga iyo farxada Ciida. Sidoo kale madaxweynaha Soomaaliya Xasan...