Month: March 2025

Xildhibaan Cabduqaadir ” Wasiir Fartaag Toban jeer ka badan ayuu isku dayay in uu i Qaarijiyo”
Post

Xildhibaan Cabduqaadir ” Wasiir Fartaag Toban jeer ka badan ayuu isku dayay in uu i Qaarijiyo”

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Xildhibaan Cabduqaadir Jeylaani oo kamid ah Mudanayaasha golaha shacabka,  ayaa sheegay in guddoonka Baarlamaanka looga baahan yahay inuu ilaaliyo xasanaada xildhibaanada, balse uusan hoos geynin Laanta  fulinta ee Xukuumadda. Waxa uu sheegay Xildhibaan Cabduqaadir,  in asiga iyo xildhibaano kale in ay berri u socdaan magaalada Kismaayo, isla markaana uu ka dalbanayo...

Guddoomiye Shuute oo ka hadlay baaritaanka ku socda Ninkii katirsanaa Macawiisleeyda ee ku biiray Shabaab
Post

Guddoomiye Shuute oo ka hadlay baaritaanka ku socda Ninkii katirsanaa Macawiisleeyda ee ku biiray Shabaab

Alkowsar ( Raxanreeb Online) Guddoomiyaha Maxkamada darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ee Soomaaliyeed Con. Xasan Cali Nuur Shuute, oo degmada Alkowsar ee gobolka Shabeellaha Dhexe, kula hadlayay  tobaneeyo katirsan ciidanka xoogga iyo kuwa deegaanka ee Macawiisleey, ayaa ka hadlay dagaalka Al-shabaab sida uu yahay mid loo baahan yahay in lasii xoojiyo. Guddoomiye Shuute, oo...

Axmed Madoobe “Guddiga doorashooyinka Qaran waa kuwa laga soo xulay Suuqa Bakaaraha”
Post

Axmed Madoobe “Guddiga doorashooyinka Qaran waa kuwa laga soo xulay Suuqa Bakaaraha”

Kismaayo ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ( Axmed Madoobe) ayaa markii ugu horeeysay ka hadlay waxa sababay khilaafka kala dhaxeeya dowlada federaalka Soomaaliya. Axmed Madoobe, ayaa sheegay in sababaha ugu weyn ee ay isku qabteen dowlada dhexe, ay tahay dhismaha guddiga doorashooyinka heer Qaran iyo qaabka loo dhisayo. Waxa uu...

Sidee ayuu u dhacay dagaalka afka ee Trump iyo Zelensky ?
Post

Sidee ayuu u dhacay dagaalka afka ee Trump iyo Zelensky ?

Washington ( Raxanreeb Online) Kulan shalay Aqalka Cad ku dhexmaray Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump iyo Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky, oo ujeeddadiisu ahayd sidii uu Mareykanka u heli lahaa xuquuqda macdanta dhif iyo naadirka ah ee Ukraine, ayaa isu bedealy mid hadallo kulkulul ay labada hoggaamiye isku weydaarsadaan Trumpna ayaa ku yiri Zelenskyy, “Ama heshiis ayaad...