Muqdisho ( Raxanreeb Online) Faaf faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa ciidamo katirsan dowladda oo xalay degmada Wadajir ku dilay guddoomiye Waaxeed katirsanaa degmadaasi. Alle hau naxariisto marxuumka ayaa lagu magacaabi jiray Cabdullaahi Sheekh Axmed, waxaana guddoomiye Waaxeed uu ka ahaa Waaxda Xalane ee degmada Wadajir. Goob jogayaal katirsan dadka deegaanka, ayaa inoo sheegay in...
Month: March 2025
Kalkaaliso Jarmal ah laga afduubtay Muqdisho oo codsatay in lasii daayo
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Kalkaaliso Caafimaad oo kasoo jeeda dalka Jarmaka laguna magacaabo Sonja Nieniet, una shaqeyneysay hay’adda ICRC, ayaa kasoo muuqatay muqaal lagu baahiyay Kanaal Youtube ah, tan iyo markii la afduubtay. Kalkaalisada oo laga afuubtay magaalada Muqdisho, ayaa waxa ay kooxaha afduubtay heystaan muddo 7 sanno ah, iyada oo aan la ogeyn halka...
Maxey kawada hadleyn safiirka Shiinaha iyo guddoomiyaha hay’adda Maareeynta Musiibooyinka ?
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka, Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa magaalada Muqdisho kulan muhiim ah kula qaatay Safiirka Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, Danjire Wang Yu. Kulanka ayaa si gaar ah looga hadlay maalgelinta mashaariicda adkaysiga iyo horumarinta bulshada, u diyaar-garowga ka hortagga fatahaadaha, hirgelinta waro iyo biyo-qabadyo waaweyn, dhisidda biyo-xireenno adag,...
RW Xamsa “waxaan ku baaqaya in loo midoobo dagaalka Khawaarijta”
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa xalay ka sheegay munaasabad ka dhacday magaalada Muqdisho, in dalka uu ka socdo dagaal adag lagu jiro kooxda Al-shabaab. “Qorshuhu ma ahan oo kaliya in Khawaarijta la iska celiyo ee waa in dalka laga tirtiro, maxaa yeelay wax horumar ah dalkeennu ma sameyn...
MW Xasan Sheekh oo u safray dalka Turkiga
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa safaray dalka Turkiga, kaddib casuumaad uu ka helay dhiggiisa Madaxwaynaha Turkiga Mudane Rajab Dayib Erdogaan. Inta lagu gudajiro booqashada, Madaxwaynaha Jamhuuriyadda ayaa la kulmi doona dhiggiisa Turkiga, iyaga oo ka wada hadli doona sidii loo sii xoojin lahaa iskaashiga iyo xiriirka...
Duqeyn culus oo lala beegsaday goob ay ku sugnayeen Daacish
Boosaaso ( Raxanreeb Online) Warar kala duwan ayaa kasoo baxay duqeyn Maraykanka xalay ka fuliyay Togga Miiraale oo ku yaalla buuralaysa Calmiskaad ee gobolka Bari ee Soomaaliya. Bayaan kooban ka soo baxay dawladda Puntland ayaa lagu sheegay duqaynta ay diyaaradaha Maraykanku xalay ka fuliyeen Togga Miiraale lagula beegsaday dagaalyahanno ka tirsan Ururka Daacish. Ilaa hadda...
Guddiga doorashooyinka Qaranka oo muddo kordhin u sameeyay diwaan gelinta Ururada
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho, ayaa sheegay in muddo kodhiin loo sameeyay waqtiga diwaan gelinta Ururada dalka oo markii hore ku ekeyd 31-ka bishan Maarso. Guddoomiyaha ayaa sheegay in sababta ay muddo kordhinta ugu sameyeen Ururada ay tahay codsi ayaga ka...
Puntland Security Forces Repel Militia Attack in Bosaso
Bosaso (Raxanreeb Online) – Security forces in Bosaso, the commercial hub and capital of Bari region, successfully repelled an overnight attack on the city’s central police station by clan-affiliated militia groups. According to official sources, the armed groups launched a coordinated assault on the station late last night. A brief but fierce exchange of gunfire...
Khasaaraha ka dhashay kooxo hubeysan oo weeraray saldhigga dhexe ee Boosaaso
Boosaaso ( Raxanreeb Online) Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya iska hor-imaad xalay ka dhacay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Meleeshiyaad qaab qabiil u abaabulan ayaa weerar ku qaaday saldhiga dhexe ee magaalada Boosaaso, waxaana dagaal kooban oo halkaasi ku dhex maray ciidamada amniga iyo maleeshiyaadka ku geeriyooday hal ruux oo katirsanaa maleeshiyadka weerarka...
Abiy Axmed oo Tigreega weydiistay inay soo sharraxaan madaxweyne
Addisa Ababa ( Raxanreeb Online) Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa weydiistay dadka gobolka Tigray inay soo magacaabaan murashax noqonaya madaxweynaha KMG ah ee gobolkaas. Arrintan ayaa timid ka dib markii maamulku u kala jabay laba garab; qaar taabacsan Debretsion Gebremikael oo hore u ahaa madaxweynihii kililkaas, iyo Gatechew Reda oo madaxweyne ka noqday wixii...