Month: March 2025

Madaxweyne Xasan Sheekh oo odayaasha degmada Cadale kala hadlay dardar gelinta dagaalka
Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo odayaasha degmada Cadale kala hadlay dardar gelinta dagaalka

Cadale ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa wali kulamo kala duwan ka wada degmada Cadale ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Madaxweynaha ayaa kulamo gaar ah xalay waxa uu la qaatay odayaasha dhaqanka iyo waxgaradka kasoo jeeda gobolka Shabeellaha Dhexe. Kulanka inta uu socday ayaa madaxweynaha iyo odeyaasha waxa ay isla meel dhigeen in...

RW Xamsa oo shaaciyay in xukuumadda u guuri doonto jiidaha hore ee dagaalka
Post

RW Xamsa oo shaaciyay in xukuumadda u guuri doonto jiidaha hore ee dagaalka

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jahmuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta shir-guddoomiyey kulan deg-deg oo looga hadlayo amniga caasimadda iyo deegaannada ku xeeran iyo howlgallada lagula dagaalamayo Al-shabaab. Ra’iisul Wasaaraha, ayaa sheegay in Xukuumaddisu ay u guuri doonto furrimaha dagaalka ee lagula dagaalamayo kooxaha Shabaab ee ku dhuumaaleysanaya qeybo kamid ah...

Erdogan oo markii ugu horeysay ka hadlay xariga duqa Istanbul
Post

Erdogan oo markii ugu horeysay ka hadlay xariga duqa Istanbul

Madaxweyne Recep Tayyip Erdoğan ayaa markii ugu horreysay ka hadlay baaritaanka lagu hayo duqa magaalada Istanbul Ekrem İmamoğlu oo xabsi ku jira. Edogan waxa uu ku dooday in xisbiga Ribablikaanka ee Dadka (CHP) aanu ka jawaabi karin eedaymaha garsoorka, waxana uu yiri: “Ma dhihi karaan wax musuq maasuq ah kama jiraan dawladda hoose, waxa ay...

President Hassan Sheikh Mohamud Visits Cadale to Assess Military Operations
Post

President Hassan Sheikh Mohamud Visits Cadale to Assess Military Operations

.Cadale, Somalia – Somali President Hassan Sheikh Mohamud has arrived in the coastal town of Cadale, where he was received by Hirshabelle State President Ali Abdullahi Hussein. The visit is part of the President’s continued efforts to oversee military operations aimed at combating extremist groups and securing liberated areas. During his visit, President Mohamud is...

Jubbaland Forces Repel Al-Shabaab Attack in Lower Jubba region
Post

Jubbaland Forces Repel Al-Shabaab Attack in Lower Jubba region

Kismayo (Raxanreeb Online) – Security forces in Jubbaland have successfully repelled an attack by Al-Shabaab militants in the Diif area of Lower Juba, following a well-coordinated operation that prevented the insurgents from advancing into the town. According to reliable sources, Jubbaland forces had prior intelligence about the planned attack and took proactive measures, confronting the...

Senior Somali Military Commander Killed in Roadside Bomb Attack in Lower Shabelle
Post

Senior Somali Military Commander Killed in Roadside Bomb Attack in Lower Shabelle

Mogadishu, Somalia – A high-ranking Somali military commander and several soldiers were killed in a roadside bomb attack targeting a government convoy in Lower Shabelle, security sources have confirmed. The explosion occurred between the areas of Number 50 and Sabiib, targeting a convoy carrying Colonel Mohamed Nur (Jareere),the commander of the Somali National Army’s 14th...

Ciidanka Jubbaland iyo Shabaab oo ku dagaalamay deegaanka Diif
Post

Ciidanka Jubbaland iyo Shabaab oo ku dagaalamay deegaanka Diif

Kismaayo ( Raxanreeb Online) Wararka ka imaanaya deegaanka Diif ee gobolka Jubbada Hoose, ayaa sheegaya in ciidamada Jubbaland ay guul ka gaareen dagaal ay la galeen kooxda Shabaab, kadib markii ay fashiliyeen weerar ay kusoo qaadeen deegaanka. Ilo xogogaal ah ayaa xaqiijiyay in ciidamada Jubbaland oo horay u hayay xogta weerarka ay dagaalyahannada Shabaab kaga...

Ciidanka Suudan oo bur buriyay gadiidkii dagaalka ee kooxda RSF
Post

Ciidanka Suudan oo bur buriyay gadiidkii dagaalka ee kooxda RSF

Khartuum ( Raxanreeb Onilne) Ciidanka dalka Suudaan ayaa bur buriyey dhammaanba gaadiidkii dagaal ee ay haysteen kooxda RSF ee ku sugnayd magaalada Khartuum gaar ahaanna aqalka Madaxtooyada oo kooxdan gacanta ugu jirey. Duqyaymo iyo dagaal culus oo ciidanku qaadeen ayaa ku soo dhammaaday in la jebiyey difaacii kooxdan iyada oo la gubay hubkii ay ku...