Nigeria ( Raxanreeb Online) Madaxweynihii hore ee Nigeria Muhammadu Buhari ayaa ku geeriyooday isbitaal ku yaala London isagoo 82 jir ah, sida ay sheegeen qoyskiisa. Madaxweynihii hore ee dalka ayaa la sheegay inuu u safray UK bishii Abriil si uu baaritaan caafimaad oo caadi ah u sameeyo laakiin markii dambe uu xanuunsaday. Sababta dhimashadiisa ayaan...
