Day: July 1, 2025

Home » Archives for July 1, 2025
Soomaaliya iyo Tanzania oo horumarinaya iskaashi wadaagga
Post

Soomaaliya iyo Tanzania oo horumarinaya iskaashi wadaagga

Tanzania ( Raxanreeb Online) Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta kula kulmay Magaalada Dares Salaam, dhiggiisa, Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Bariga Afrika, Danjire Mahmoud Thabit Kombo, isaga oo kala hadlay siyaabaha lagi xoojin karo xiriirka labo geesoodka, laguna ballaarin karo iskaashiga dhinacyada kala duwan si loo gaaro horumar labada dhinac...

Trump iyo Netanyahu oo kulmaya toddobaadka dambe
Post

Trump iyo Netanyahu oo kulmaya toddobaadka dambe

Washington ( Raxanreeb Online) Madaxda Mareykanka waxay sheegeen in madaxweyne Donald Trump uu doonayo in uu ku martigeliyo raysalwasaaraha Isreal aqalka cad 7-da Bishan July. Kulanka ayaa ku soo aadaya kaddib markii Trump u uku baaqay xabadjoojin dhexmarta Israel iyo Xamas lana soo daayo la haystayaasha weli gacanta Xamaas ku jira. Afhayeenka Trump, Caroline Levitt...

Somaliland oo eedeeyn kulul u jeedisay dowladda federaalka
Post

Somaliland oo eedeeyn kulul u jeedisay dowladda federaalka

Hargeysa ( Raxanreeb Online) Wasiirka wasaaradda Warfaafinta dhaqanka iyo Wacyigalinta ee Somaliland, Axmed Yaasiin Sheekh Cali Ayaanle ayaa sheegay in aragtida Dublamaasiyadeed ee madaxwaynaha Somailand uu ku hogaaminayo ay tahay in qadiyada Somaliland la geeyo miis kasta oo danta Somaliland ku jirto. ” Qadar waa dal in badan ku taamayey inuu dhiso dowlad soomaaliyeed balse...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta ka qeyb galay xuska maalinta xorriyada iyo midnimada dalka
Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta ka qeyb galay xuska maalinta xorriyada iyo midnimada dalka

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha  Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeybgalay munaasabadda xuska sannad guurada 65-aad ee xornimada iyo Midnimada dalkeenna ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay xoojiyaan wadajirkooda, midnimada iyo dowladnimada. Madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna Taliyaha Guud ee Ciidanka Qalabka Sida oo uu wehelinayo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Sarreeye Gaas Odowaa Yuusuf Raage...

MW Xasan oo calanka saaray madaxtooyada qaranka xuska 65 sanno guuradii xorrimada
Post

MW Xasan oo calanka saaray madaxtooyada qaranka xuska 65 sanno guuradii xorrimada

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa calan-saaray Madaxtooyada Qaranka, xuska 65-guurada ka soo wareegtay maalintii ay Soomaaliya xorriyadda iyo midnimada heshay awgeed. Munaasabadda calan-saarka ayaa ku qabsoomtay Madaxtooyada, iyadoo Madaxweynaha uu salaan sharaf ka qaatay cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed. Xuskan taariikhiga ah ayaa ah...