Addis Ababa ( Raxanreeb Online) Rai’sul wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay baarlamaanka dalkaasi. Khudbadda ayuu uga hadlay arrimo ay ka mid yihiin ammaanka Itoobiya, kan gobolka iyo guud ahaan xaaladda dalkiisa. Xiriirka Itoobiya iyo Eritrea ayaa muddo dheer ahaa mid aan wanaagsaneyn kadib dagaalkii ka dhacay waqooyiga gobolka...
Day: July 5, 2025
Home » Archives for July 5, 2025
Post
July 5, 2025July 5, 2025Warar
Dagaal xooggan oo ka socda deegaanka Ceel-qooxle ee katirsan gobolka Hiiraan
Moqokori ( Raxanreeb Online) Wararka anu ka heleyno gobolka Hiiraan, ayaa sheegaya in dagaal culus oo u dhaxeeya ciidanka dowladda oo kaashanaya ciidanka macawiisleey iyo kooxda Al-shabaab uu ka socdo deegaanka Ceel-qooxle oo kamid ah deegaanada hoostaga degmada Moqokori ee gobolka Hiiraan. Dagaalka ayaa yimid kaddib markii ciidanka huwanta ah ay weerar saf ballaaran ah...
Post
July 5, 2025July 5, 2025Warar
24 oo ku dhintay Daadad ba’an oo ku dhuftay Mareykanka
Taxes ( Raxanreeb Online) Hawlgal ballaaran oo baadigoob iyo samatabbixin ah ayaa weli ka socda gobolka Texas ee dalka Mareykanka ka dib markii daadad xooggan ay dileen ugu yaraan 24 qof, halka gabdho badanna lagu waayey xero ay ku jireen. Digniin yar ayaa jirtay iyadoo wabiga Guadalupe uu kor u kacay 26 kor (7.9m) wax...