Muqdisho ( Raxanreeb Online) Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay madaxda ugu sarreysa hey’adda UNOPS u qaabilsan Soomaaliya, isaga oo kala hadlay dardargelinta mashaariicda ku saabsan dib-u-dhiska waddooyinka caasimadda iyo hirgelinta biyo-mareenno tayo leh si xalwaara loogu helo daadadka, biyo-fadhiisiga iyo caqabadaha ka jira waddooyinka....
Day: July 3, 2025
Home » Archives for July 3, 2025
Post
July 3, 2025July 3, 2025Warar
DEGDEG: Ciyaaryahan Diogo Jota oo geeriyooday
Spain ( Raxanreeb Online) Weeraryahankii kooxda Liverpool Diogo Jota ayaa la shaaciyay in uu geeriyooday. Sida ay qortay wakaaladda wararka ee Reuters ciyaaryahanka ayaa ku dhintay shil baabuur oo ka dhacay meel u dhaw magaalada Zamora ee ku taal waqooyi-galbeed ee dalka Spain, sida uu sheegay TV-ga qaranka Spain oo soo xiganaya dab-damis maxalli ah....
Post
July 3, 2025July 3, 2025Warar
Itoobiya oo war cusub ka soo saartay shidaalka Deegaanka Soomaalida
Addis Ababa ( Raxanreeb Online) Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed oo la hadlayay baarlamaanka dalkiisa ayaa markii ugu horraysay ka hadlay soo saarista shidaalka Deegaanka Soomaalida. Abiy Axmed oo ka jawaabayay weydiimo ay u soo jeediyeen xubnaha golaha wakiillada shacabka ee Itoobiya ayaa sheegay in dalkiisu uu diyaar u yahay isticmaalka shidaalka ee suuqyada maxalliga...