Baydhabo ( Raxanreeb Online) Wararka anu ka helyno gobolka Baay, ayaa sheegaya in kooxda Al-shabaab ay weerar madaafiic ah ay xalay ku qadeen deegaanka Burujeed oo kamid ah deegaanada hoostaga magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Deegaanka Burujeed, ayaa waxaa saldhig weyn ku leh ciidanka dowladda iyo kuwa Koonfur Galbeed, waxaana uu deegaankaasi uu yahay...
Month: June 2025
Iiraan oo mar kale cabsi ka qabta Mareykanka digniinna jeedisay
Tehran ( Raxanreeb Online) Mareykanka waa in uu meesha ka saaraa weerar kale oo ka dhan ah Iran haddii uu doonayo in uu dib u bilaabo wadahadalka diblomaasiyadeed, waxaa sidaa uu sheegay wasiir ku xigeenka arrimaha dibadda Iiraan. Majid Takht-Ravanchi waxa uu sheegay in maamulka Trump uu u sheegay inuu doonayo inay Iran ku soo...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta dhagax dhigay garoon diyaaradeed oo casri ah
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhagax-dhigay dhismaha Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee New Mogadishu International Airport, oo laga hirgelinayo degmada Warsheekh ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Madaxweynaha ayaa sheegay in mashruucan uu muhiim u yahay horumarka iyo isku xirnaanta dalka, gaar ahaan dhanka duulista hawada iyo horumarinta kaabeyaasha dhaqaalaha, isagoo tilmaamay...
Duqa Muqdisho oo dhagax dhigay dib u dhiska wadada Isgooska Zoobe
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa dhagax dhigay dib-u-dhiska Laamiga Zoobe oo muhiim u ah isku socodka bulshada caasimadda, isla markaana ku burburay roobabkii xoogganaa ee ka da’ay Magaalada Muqdisho. Duqa Muqdisho ayaa ballanqaaday in dhawaan la dhisi doonno waddada shaqaalaha oo burbur...
MW ku-xigeenkii labaad ee Jubbaland oo goordhaw ku geeriyooday dalka Kenya
Nairobi ( Raxanreeb Online) Madaxweyne ku-xigeenkii labaad ee Jubbaland Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud Lugadheere ayaa goor dhaw ku geeriyooday Magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Geerida AUN Lugdheere waxaa noo xaqiijiyay xildhibaan Nadiif oo ka mid ah mudanyaasha Golaha shacabka ee Barlamaanka Soomaaliya. Waxaa la sheegay Madaxweyne ku-xigeenkii labaad ee Jubbaland Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud Lugadheere uu maalmahan...
Iiraan oo aas u sameyneysa saraakiishii looga dilay dagaalka Yahuuda
Tehran (Raxanreeb Online) Aas qaran ayaa ka socda Iiraan oo loo sameeyay ku dhawaad 60 qof, oo ay ku jiraan taliyayaal ciidan iyo saynis yahnano nukliyeer ah, kuwaas oo lagu dilay dagaalka 12-ka maalmood socday ee ay kula jirtay Israa’iil. Naxashyo lagu xardhay calanka Iiraan iyo sawirrada taliyayaasha dhintay ayaa waxaa hareero taagnaa dadweyne aad...
Wasiirro katirsan xukuumadda dalka oo ka qeyb galay shir muhiim ah oo ka dhacay Turkiga
Istanbul (Raxanreeb Online) Wasiirka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Maxamed Faarax Nuux ayaa maanta ka qeyb-galay Shirweynaha Madasha Isku Xirka Caalamiga ah “Global Connectivity Forum” oo ka furmay magaalada Istanbul, Türkiye. Madashan oo uu daahfuray Madaxweynaha dalka Türkiye Recep Tayyip Erdoğan, ayaa waxaa...
Taliyaha ciidanka dhulka ee xoogga dalka oo dardar gelin dagaal ka wada Sh/Dhexe
Hir-shabelle (Raxanreeb Online) Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Jeneraal Sahal Cabdullaahi Cumar, (Gen Khaalid) ayaa kormeer ku tegay furumaha dagaalka ee gobolka Shabeellaha Dhexe, gaar ahaan aaga Masaajidka Cali Gaduud, halkaas oo ciidanka xoogga dalka ay si adag ugu baacsanayaan kooxda Al-shabaab. Kormeerkan ayaa yimid iyadoo maalmihii la soo dhaafay ciidamada Xoogga Dalka ay...
MW Xasan Sheekh oo hambalyo u diray dowladda iyo shacabka Jabuuti
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhambaal hambalyo ah u diray Madaxweynaha Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle, shacabka iyo dowladda Jabuuti, munaasabadda xuska 48-aad ee xorriyadda dalkooda. Madaxweynaha ayaa xusay in halgankii gobanimada Jabuuti uu muujiyey awoodda iyo wax wada-qabsiga dadka Soomaaliyeed, isagoo bogaadiyey doorka muhiimka...
Iran oo fulisay mowjado dilal iyo xarig isugu jira kaddib dagalkii Yahuuda
Tehran ( Raxanreeb Online) Maamulka Iran ayaa fuliyay mowjado xarig iyo xukuno di loo kala kuwaas oo lagu fuliyay dad looga shakiyay inay xiriir la leeyihiin hay’adaha sirdoonka Israa’iil, kaddib dagaalkii dhawaan dhexmaray labada dal. Arrintan ayaa timid ka dib markii ay tallaabadan hogaamiyeyaasha dalkaas ku tilmaameen inay tahay mid aan hore loo arag oo...