Day: July 19, 2025

Home » Archives for July 19, 2025
Maxey kawada hadleyn RW Xamsa iyo Danjiraha Ururka Jaamacadda Carabta u qaabilsan Somalia ?
Post

Maxey kawada hadleyn RW Xamsa iyo Danjiraha Ururka Jaamacadda Carabta u qaabilsan Somalia ?

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Ururka Jaamacadda Carabta u qaabilsan Soomaaliya, Abdalla Cuteybi, waxaana ay ka wada hadleen xoojinta iskaashiga ka dhexeeya dowladaha xubnaha ka ah Ururka Jaamacadda Carabta ee ku aaddan dhinacyada siyaasadda, dhaqaalaha iyo amniga. Ra’iisul Wasaaraha, ayaa la wadaagay Danjiraha,...

War cusub oo kasoo kordhay Markabkii ay qabteen ciidanka Puntland
Post

War cusub oo kasoo kordhay Markabkii ay qabteen ciidanka Puntland

Boosaaso ( Raxanreeb Online) Warar dheeraad ah ayaa laga helaya Markab Xamuul ah oo laga lee yahay dalka Comoros oo ciidanka ilaalada xeebaha Puntland ay ku qabteen deegaanka Bareedo ee gobolka Raas Casey nee Puntland. Markabka oo magaciisa lagu sheegay Sea World, ayaa kaso baxay dalka Turkiga, waxaana la sheegay in uu waday hub iyo...

Ciidanka Danab oo howlgal ku dilay xubno katirsan kooxda AS
Post

Ciidanka Danab oo howlgal ku dilay xubno katirsan kooxda AS

Kismaayo ( Raxanreeb Online) Ciidanka Kumaandooska Danab ee xoogga dalka, ayaa howlgal qorsheysan saacadihii lasoo dhaafay ka fuliyay deegaanka Harboole ee gobolka Jubbada Hoose. Bayaan kasoo baxay wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya, ayaa lagu sheegay in howlgalka lagu beegsaday horjoogaal katirsan Al-shabaab. Qoraalka wasaaradda lagu shaaciyay in howlgalka oo si gaar ah loo soo qorsheeyay khasaaro dhimasho...