Day: July 22, 2025

Home » Archives for July 22, 2025
Wasiir Fartaag oo kulan xasaasi ah la yeeshay saraakiisha ciidanka Booliska Koonfur Galbeed
Post

Wasiir Fartaag oo kulan xasaasi ah la yeeshay saraakiisha ciidanka Booliska Koonfur Galbeed

Baydhabo ( Raxanreeb Online) Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, jeneraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa kulan la yeeshay saraakiisha kala duwan ee ciidanka booliska dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya kana dhageystay warbixinno la xiriirta xaaladda amni ee gobolka. Saraakiisha ayaa wasiirka ugu warbixiyay, Xaaladda guud ee amniga ee gobollada Koonfur Galbeed.Howlgallada socda ee...

Dagaal ka socda degmada Balad-xaawo
Post

Dagaal ka socda degmada Balad-xaawo

Balad-xaawo ( Raxanreeb Online) Wararka inaga soo gaaraya degmada Balad-xaawo ee gobolka Gedo, ayaa sheegaya in dagaal u dhaxeeya ciidanka dowladda iyo kuwa Jubbaland uu ka socdo gudaha degmadaasi. Dagaalka ayaa yimid kaddib markii diyaarad nooca qumaatiga u kacday oo siday wefdi uu hoggaaminayo Cabdirashiid Janan ay ka degtay degmada Balad-xaawo ee gobolka Gedo. waxaana...

Dowladda UK oo tallaabo ka qaadeysa mukhalasiinta Dadka tahriibiya
Post

Dowladda UK oo tallaabo ka qaadeysa mukhalasiinta Dadka tahriibiya

Britain (Raxanreeb Online) Dowladda Britain ayaa ku dhawaaqday nidaam cusub oo cunaqabateyn ah oo lagu beegsanayo kooxaha dadka tahriibiya. Wasaaradda arrimaha dibadda ayaa sheegtay in cid kasta oo ku lug yeelata laga mamnuuci doono inay u safraan UK, lana xayiri doono hantidooda. Lixdii bilood ee ugu horreysay sanadkan, in ka badan 20,000 oo qof ayaa...

Madaxweynaha Somaliland oo baaq diray
Post

Madaxweynaha Somaliland oo baaq diray

Hargeysa (Raxanreeb Online) Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Cirro, ayaa ku dhawaaqay in gobolka Awdal ay ka jiraan abaaro ba,an oo wax ka qabasho u baahan. Madaxwayne Cabdiraxmaan Maxamed cabdulahi (Cirro) ayaa ugu baaqay hay’adaha gargaarka iyo dhammaan cidda kasta oo gacan ka gaysan karta in ay gargaar u fidiyaan dadka ay saameysay abaarta. Waxaa u sidoo...

RW Xamsa oo qurbajoogta Soomaaliyeed ugu baaqay garab istaaga ciidanka xoogga
Post

RW Xamsa oo qurbajoogta Soomaaliyeed ugu baaqay garab istaaga ciidanka xoogga

Muqdisho (Raxanreeb Online) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in Qurbajoogta Soomaaliyeed ay udub dhexaad u yihiin horumarka dalkooda, loogana fadhiyo in ay xoojiyaan doorka kaga aaddan garab istaagga ciidanka qalabka-sida iyo hirgelinta doorashooyinka awoodda loogu celinayo bulshada dalka. “Qurbajoogta Soomaaliyeed waxa ay laf-dhabar u yihiin Hiigsiga 2060 ee Soomaaliya, oo ah...