Kismaayo ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubaland, Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta goobjoog ka ahaa dhaarinta Guddiga Adeegga Garsoorka ee Degmada Badhadhe, taas oo qeyb ka ah dardar galinta iyo kor u qaadista hanaanka cadaaladda iyo adeegyada sharciga ee heer degmo. Xubnaha guddigan waxaa si rasmi ah u dhaariyay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jubaland,...
Day: July 27, 2025
Kooxda Al-Shabaab oo la wareegtay degmada Maxaas iyo saraakiil ku dhintay dagaalka
Maxaas ( Raxanreeb Online) Wararka inaga soo gaaraya degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan, ayaa sheegaya in dagaal xooggan kaddib ay kooxda Al-shabaab la waregeen gacan ku heynta degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan. Dagaal qaatay muddo 5 saac oo u dhaxeeyey ciidanka dowladda oo kaashanaya Macawiisleey iyo kooxda Al-shabaab, ayaa geystay khasaaro dhimasho iyo dhaawac leh....
Maxey kawada hadleyn Madaxweyne Xasan Sheekh iyo dhiggiisa dalka Jabuuti ?
Jabuuti ( Raxanreeb Onlin) Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta kulan miro-dhal ah kula yeeshay Qasriga Madaxtooyada ee dalka Jabuuti Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka istiraatiijiga ah ee ka dhexeeya labada dowladood iyo labada shacab ee walaalaha ah, iyada oo ay labada Madaxweyne ka wada hadleen...
Al-Shabaab Takes Full Control of Maxaas Town After Coordinated Attack
Hiiraan – (Raxanreeb Online)-Al-Shabaab militants have seized control of Maxaas town in the Hiiraan region following a heavy and coordinated assault on government forces and allied local militias. According to reliable sources in the area, the attack began in the early hours of the morning when Al-Shabaab fighters launched a surprise offensive on the village...
NISA Captures Two Al-Shabaab Operatives in Overnight Raid
Afgooye, Somalia – (Raxanreeb Online)- Somalia’s National Intelligence and Security Agency (NISA) has confirmed the capture of two Al-Shabaab members in a planned security operation carried out overnight in Afgooye town, Lower Shabelle region. The operation, led by NISA’s elite “Gaashaan” forces, targeted individuals who had infiltrated the area covertly. According to a statement released...
Ciidanka NISA oo qabtay Horjoogihii kooxda AS u qaabilsanaa Uruurinta lacagaha…
Afgooye ( Raxanreeb Online) Hay’adda Nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka, ayaa sheegtay in howlgal qorsheysan oo xalay ciidanka gaar ah ee Gaashaan ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda ka fuliyeen degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose, ay kusoo qabteen labo xubnood oo ka tirsan Al-shabaab kuwaasi oo si dhuumaaleysi ah kusoo galay degmada Afgooye ee gobolka...
Wararkii ugu dambeeyey dagaal culus oo ka socda duleedka degmada Maxaas
Maxaas ( Raxanreeb Online) Wararka inaga soo gaaraya degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan, ayaa ku waramaya in dagaal u dhaxeeya ciidanka dowladda oo kaashanaya kuwa deegaanka iyo Al-shabaab uu ka socd deegaan ku yaalla duleedka degmadaasi. Dagaal ayaa yimid kaddib markii dagaalamayaal katirsan Al-shabaab ay weerar ku soo qadeen saldhig ay ciidanka huwanta ah ku...






