Muqdisho ( Raxanreeb Online) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka gaarka ah ee Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya, ahna Madaxa Hawlgalka Midowga Afrika ee Taageerada iyo Xasilinta Soomaaliya (AUSSOM), Danjire El Hadji Ibraahima Diene iyo ku xigeenkiisa Mouktar Ousman Karie. Ra’iisul Wasaare Xamsa, ayaa soo...
Day: July 30, 2025
Guddoomiyaha golaha shacabka oo maanta gaaray degmada Xudur
Xudur ( Raxanreeb Online) Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka kooban wasiiro iyo xildhibaano, ayaa maanta soo gaaray magaalada Xuddur, xarunta gobolka Bakool. Wafdiga Guddoomiyaha waxaa garoonka diyaaradaha ee magaalada Xuddur si diirran ugu soo dhoweeyay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis...
Renewed Fighting Erupts in Balad-Hawo Between Federal and Jubbaland Forces
Raxanreeb Online –Heavy fighting has once again erupted in the border town of Balad-Hawo, Gedo region, as tensions between Somali Federal Government forces and Jubbaland regional forces reignite. According to local sources, clashes broke out early this morning, with intense gunfire and heavy artillery reported in several parts of the town. Eyewitnesses confirm that both...
Faah faahin: Dhulgariir xooggan oo ku dhuftay Ruushka
Ruushka ( Raxanreeb Online) Dhulgariir weyn oo cabirkiisu yahay 8.8 ayaa ku dhuftay jasiirada Kamchatka ee dalka Ruushka. Waxaa soo sidoo kala lasoo saaray digniino la xiriira duufaano laga cabsi qabo in ay qeybo badan oo ka mid ah badweynta Baasifiga ay ku dhuftaan. Awaamiirta daadgureynta ayaa laga soo saaray inta badan xeebaha bari ee...
Muxuu kala hadlay guddoomiyaha hay’adda SoDMA Agaasimaha guud ee hay’adda socdaalka ee IOM ?
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee (SoDMA) Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee hay’adda ku qaabilay Ku-xigeenka Agaasimaha Guud ee Howlgallada Hay’adda Caalamiga ah ee Socdaalka Aduunka (IOM), Ugochi Daniels, oo booqasho shaqo ku timid Soomaaliya. Kulankan ayaa looga hadlay xoojinta iskaashiga iyo wada-shaqeynta ka dhaxeysa hay’adaha SoDMA iyo IOM,...
DEGDEG: Dagaal markale maanta dib uga qarxay degmada Balad-xaawo
Balad-xaawo ( Raxanreeb Online) Wararka inaga soo gaaraya degmada Balad-xaawo ee gobolka Gedo, ayaa sheegaya in saakay markale uu dib u qarxay dagaalkii u dhaxeeyay ciidanka dowladda iyo kuwa Jubbaland. Goob joogayaal ayaa ku waramaya in dagaalka uu si gaar ah uga socdo gudaha magaalada, isla markaana labada dhinac ay isku adeegsanayaan hubka culus. Xaalada...




