Baladweyne ( Raxanreeb Online) Faah faahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dil duhurnimadii maanta ka dhacay magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Goob joogayaal ayaa sheegay in dilka uu ka dhacay meel aan ka fogeyn xerada daraawiishta, waxaana marxuumka la dilay lagu magacaabi jiray Aadan Axmed Khaliif, waxaana dhalay Wiilka Agaasimahii hore ee Isbitaalka Baladweyne...
Day: July 31, 2025
Maxay Badda Cas u noqotay marin muhiim u ah ganacsiga iyo siyaasadda?
Tan iyo waqtiyadii hore, marinnada baddu waxay muhiim u ahaayeen socdaalka, ganacsiga, iyo ololaha militariga, ilaa maantana weli way yihiin. Jidadka badda ayaa si gaar ah muhiim ugu ah daabulidda iyo keenista shidaal aad u badan iyo waxyaabaha kale ee aasaasiga u ah maraakiibta xamuulka qaada. Sida laga soo xigtay Bankiga Adduunka iyo Qaramada Midoobay,...
Golaha wasiirrada oo maanta ka hadlay dagaalkii ciidanka dowladda ay kula wareegeen degmada Balad-xaawo
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Golaha Wasiirrada Xukuumadda Soomaaliya, ayaa ku bogaadiyey Ciidanka Qaranka, masuuliyadda iyo xilkasnimada ay muujiyeen, si looga hortago khasaaraha gaari lahaa shacabka degmada Balad-Xaawo. Waxaana goluhu ku ammaanay qeybaha kala duwan ee bulshada garab istaagga ay u muujiyeen dowladnimada iyo ka shaqeynta nabadda gobolka Gedo, haddana ay ka shaqeynayaan xaruumihii dowladda ee...
Guddiga doorashooyinka oo magaalada Xudur ka daaf-furay Ololaha diiwaan-gelinta doorashada
Xudur ( Raxanreeb Online) Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa magaalada Xuddur ee gobolka Bakool ka daah-furay ololaha diiwaan-gelinta codbixiyeyaasha. Guddoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo ay wehliyaan xubno ka tirsan Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha, ayaa maanta magaalada Xuddur si rasmi ah uga daah-furay ololaha diiwaangelinta codbixiyeyaasha gobolka Bakool. Guddiga...
Canada oo ku dhawaaqday inay dal madax banaan u aqoonsaneyso Falastiin
Canada (Raxanreeb Online) Kooxda Xamaas ayaa sheegtay in ay maanta u gudbin doonto Israa’iil magacyada afarta qof ee laheystayaasha ah ee la sii dayn doono, taasoo qayb ka ah heshiiskii xabbad joojinta ee Gaza. Waxaa la filayaa inay noqdaan afar dumar ah oo isugu jira askar iyo dad rayid ah. Isweydaarsiga maxaabiista ee dhici doonta...
Maxey tahay ujeedka uu Wasiirka arrimaha dibadda ee Soomaaliya u tagay daka Indonesia ?
Jakaarta (Raxanreeb Online) Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Cabdisalaan Cabdi Cali iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gelinkii dambe ee maanta booqasho shaqo ku gaaray magaalada Jakaarta, caasimadda dalka Indonesia. Inta uu ku gudo-jiro booqashada labada maalmood ah, Wasiirka waxa uu kulamo la yeelan doonaa dhiggiisa Indonesia, iyo sidoo kale jaaliyadda Soomaaliyeed ee halkaasi ku dhaqan. Wafdiga...





