Month: July 2025

Maxey tahay ujeedka madaxweyne Xasan Sheekh uu u tagay dalka Jabuuti ?
Post

Maxey tahay ujeedka madaxweyne Xasan Sheekh uu u tagay dalka Jabuuti ?

Jabuuti ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Jabuuti ee caasimadda Jamhuuriyadda Jabuuti, kaddib caasumaad uu ka helay dhiggiisa dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle. Madaxweynaha iyo wefdiga waxaa garoonka diyaaradaha Jabuuti ku soo dhoweeyay mas’uuliyiin sare oo katirsan dowladda dalkaasi. Madaxweynaha ayaa la filaya inuu kulan...

Over 20 Militants Killed as Somali Troops Repel Assault
Post

Over 20 Militants Killed as Somali Troops Repel Assault

Afgooye (Raxanreeb Online) – Somali National Army (SNA) forces, in coordination with Ugandan troops under the AU Transition Mission in Somalia (ATMIS), have successfully repelled an attempted Al-Shabaab attack on the villages of Sabiib and Canoole in the Lower Shabelle region. According to military sources, the joint forces foiled the militants’ infiltration plans and engaged...

Soomaaliya iyo Azerbaijan oo ka wadahadlay maalgeshiga iyo tamarta cagaaran
Post

Soomaaliya iyo Azerbaijan oo ka wadahadlay maalgeshiga iyo tamarta cagaaran

Baka (Raxanreeb Online) Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa kulan kula yeeshay magaalada Baku, Ra’iisul wasaaraha Azerbaijan, Ali Asadov, oo diiradda lagu saarray kor-u-qaadidda xiriirka labo geesoodka, iyo ballaarinta iskaashiga dhinacyada horumarinta ee mudnaanta leh. Intii kulanka lagu guda-jiray, Wasiir Cabdisalaan ayaa uga mahadceliyay Ra’iisul Wasaaraha Azerbaijan soo dhoweynta diirran, isaga...

Dowladda Soomaaliya oo ka warbixisay khasaaraha ka dhashay dagaal ka dhacay Gobolka Sh/Hoose
Post

Dowladda Soomaaliya oo ka warbixisay khasaaraha ka dhashay dagaal ka dhacay Gobolka Sh/Hoose

Afgooye (Raxanreeb Online) Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Ciidanka Xoogga Dalka oo kaashanaya Ciidamada Difaaca Dalka Uganda ee qeybta ka ah howlgalka AUSSOM, ayaa ka hortegay weerar ay Al-Shabaab kusoo qaadeen deegaanka Sabiib iyo Canoole ee gobolka Shabeellaha Hoose. Ciidamada dowladda, ayaa ku guuleysteen inay fashiliyaan qorshaha isku daygoodii ahaa inay gudaha u galaan...

Kooxo hubeysan oo afduubtay Markab Xoolo waday oo ka baxay Puntland
Post

Kooxo hubeysan oo afduubtay Markab Xoolo waday oo ka baxay Puntland

Shakhsiyaad aan la aqoonsan oo la socday dooni alwaax ah ayaa rasaas ku furay markab xoolo siday oo uu ka babbanayay calanka Comoros kaas oo marayay Badda Cas taariikhdu markay ahayd July 24, 2025. Kooxda weerarka geysatay ayaa la sheegay inay ku qasbeen markabka inuu u leexdo magaalada dekedda ah ee Mocha ee Yemen, halkaasoo...

Wasiir Fiqi oo kulan xasaasi ah la qaatay wasiirka warshadaha difaaca ee Azerbaijan
Post

Wasiir Fiqi oo kulan xasaasi ah la qaatay wasiirka warshadaha difaaca ee Azerbaijan

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi, ayaa magaalada Istanbul ee dalka Turkiga kulan kula yeeshay Wasiirka Warshadaha Difaaca ee Jamhuuriyadda Azerbaijan, Vugar Valeh oglu Mustafayev. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga labada dal ee dhanka difaaca, gaar ahaan sidii Soomaaliya uga faa’iideysan lahayd waaya-aragnimada iyo khibradaha Azerbaijan ee dhanka warshadaha milatari iyo horumarinta...

Taliyaha Ciidanka dhulka ee xoogga oo ka qeyb galay bandhiga caalamiga ah hubka
Post

Taliyaha Ciidanka dhulka ee xoogga oo ka qeyb galay bandhiga caalamiga ah hubka

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Jeneraal Sahal Cabdullaahi Cumar, iyo Taliyaha Ciidanka Badda iyo Difaaca Xeebaha ciidanka xoogga, Jeneraal Cabdiwahaab Cabdullaahi Cumar, ayaa ka mid ah saraakiisha sare ee ka qayb galaysa Bandhigga Caalamiga ah ee Hubka iyo Tignoolajiyada Milatariga ee IDEF 2025, kaasoo ka socda magaalada Istanbul ee dalka Turkiga. Bandhiggan oo...

Wasiir Fartaag oo kulan xasaasi ah la yeeshay saraakiisha ciidanka Booliska Koonfur Galbeed
Post

Wasiir Fartaag oo kulan xasaasi ah la yeeshay saraakiisha ciidanka Booliska Koonfur Galbeed

Baydhabo ( Raxanreeb Online) Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, jeneraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa kulan la yeeshay saraakiisha kala duwan ee ciidanka booliska dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya kana dhageystay warbixinno la xiriirta xaaladda amni ee gobolka. Saraakiisha ayaa wasiirka ugu warbixiyay, Xaaladda guud ee amniga ee gobollada Koonfur Galbeed.Howlgallada socda ee...

Dagaal ka socda degmada Balad-xaawo
Post

Dagaal ka socda degmada Balad-xaawo

Balad-xaawo ( Raxanreeb Online) Wararka inaga soo gaaraya degmada Balad-xaawo ee gobolka Gedo, ayaa sheegaya in dagaal u dhaxeeya ciidanka dowladda iyo kuwa Jubbaland uu ka socdo gudaha degmadaasi. Dagaalka ayaa yimid kaddib markii diyaarad nooca qumaatiga u kacday oo siday wefdi uu hoggaaminayo Cabdirashiid Janan ay ka degtay degmada Balad-xaawo ee gobolka Gedo. waxaana...