Hargeisa (Raxanreeb Online) — Somaliland’s Minister of Foreign Affairs, Dr. Abdirahman Dahir Adan, has voiced serious concerns over the United Nations’ recent decision to lift the long-standing arms embargo on Somalia, warning that the move could have dangerous consequences for peace and stability in the Horn of Africa. In a strongly worded statement posted to...
Month: July 2025
Somaliland oo qatar ku tilmaamtay xayiraadda hubka looga qaaday Soomaaliya
Hargeysa ( Raxanreeb Online) Wasiirka Arrimaha dibadda ee Somaliland Cabdiraxmaan Daahir Aadan, ayaa sheegay in go’aankii Qarammada midoobay ay cunoqabataynta hubka kaga qaaday Soomaaliya ay cawaaqib xun ka dhallan doonto, kaddib markii maalin ka hor ay ciidamada Puntland ay qabteen Markab hub siday. Wasiirka Arrimaha dibadda Somaliland Daahir Cabdiraxmaan ayaa qoraalkan ku daabacay barta X...
Warrarkii ugu dembeeyey ee dagaalka koonfurta Suuriya oo ay dad nus malyuun ka badan ku dhinteen
Dimishiq ( Raxanreeb Online) Isku dhacyada diimeed ayaa ka socda koonfurta Suuriya inkastoo “xabad joojin degdeg ah” uu ku dhawaaqay madaxweynaha dalkaasi. Toddobaadkii la soo dhaafay, dagaalyahanno ka tirsan beesha laga tirada badan yahay ee Druze ayaa la dagaallamayay maleeshiyaad hubeysan oo ka soo jeeda qoomiyada Bedouin gobolka Suweyda, iyadoo labada dhinacba lagu eedeeyay falal...
Madaxweynaha Burkino Faso oo kala diray guddiga doorashooyinka ee dalkaasi
Burkino Faso ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha dalka Burkina Faso, Ibrahim Traore ayaa si rasmi ah u kala direy Gudigii Qaran ee Doorashooyinka dalkaasi. Wuxuu ku sheegay in Gudigaasi tahay khasaare lacageed oo ay isticmaalaan lacag badan oo khasaare oo ummada wax badan loogu qaban lahaa. Waxaa kale oo uu ku eedeeyay in Gudigaasi yahay aalad...
Maxey kawada hadleyn RW Xamsa iyo Danjiraha Ururka Jaamacadda Carabta u qaabilsan Somalia ?
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Ururka Jaamacadda Carabta u qaabilsan Soomaaliya, Abdalla Cuteybi, waxaana ay ka wada hadleen xoojinta iskaashiga ka dhexeeya dowladaha xubnaha ka ah Ururka Jaamacadda Carabta ee ku aaddan dhinacyada siyaasadda, dhaqaalaha iyo amniga. Ra’iisul Wasaaraha, ayaa la wadaagay Danjiraha,...
War cusub oo kasoo kordhay Markabkii ay qabteen ciidanka Puntland
Boosaaso ( Raxanreeb Online) Warar dheeraad ah ayaa laga helaya Markab Xamuul ah oo laga lee yahay dalka Comoros oo ciidanka ilaalada xeebaha Puntland ay ku qabteen deegaanka Bareedo ee gobolka Raas Casey nee Puntland. Markabka oo magaciisa lagu sheegay Sea World, ayaa kaso baxay dalka Turkiga, waxaana la sheegay in uu waday hub iyo...
Ciidanka Danab oo howlgal ku dilay xubno katirsan kooxda AS
Kismaayo ( Raxanreeb Online) Ciidanka Kumaandooska Danab ee xoogga dalka, ayaa howlgal qorsheysan saacadihii lasoo dhaafay ka fuliyay deegaanka Harboole ee gobolka Jubbada Hoose. Bayaan kasoo baxay wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya, ayaa lagu sheegay in howlgalka lagu beegsaday horjoogaal katirsan Al-shabaab. Qoraalka wasaaradda lagu shaaciyay in howlgalka oo si gaar ah loo soo qorsheeyay khasaaro dhimasho...
Kulanka golaha wasiirada oo maanta looga hadlay abaarta ka jirta gobolka Awdal
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Kulanka todobaadlaha ah ee golaha wasiirada oo shir guddoominayay Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta ka qabsoomay magaalada Muqdisho. Kulanka golaha ayaa waxaa looga hadlay sidii loogu gurman lahaa dadka ay abaartu saameysay ee gobolka Awdal, gaar ahaan degmooyinka Saylac, lughaya iyo tuulooyinka hoos yimaada. Waxaana warbixin ku saabsan...
Turkiga, Lubnaan iyo Ciraaq oo ka hadlay weerarka lagu qaaday Suuriya
Ankara ( Raxanreeb Online) Turkiga ayaa sheegay duqaymaha Israa’iil ee Dimishiq iyo faragelinteeda Koonfurta dalkaasi ay tahay talaabo dhaawacaysa dadaalka Suuriya ee helitaanka nabadda, xasiloonida iyo ammaanka. ‘’Shacabka Suuriya waxa ay hadda haystaan fursad taariikhi ah oo ay ku noolaadaan nabbad una dhexgalaan caalamka’’, ayaa lagu yiri bayaanka kasoo baxay Wasaarada arrimaha dibadda ee dalkaasi....
Maxey kawada hadleyn Ra’iisul wasaare Xamsa iyo safiirka dowladda Switzerland ?
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa qaabilay Safiirka Dowladda Switzerland u fadhiya Soomaaliya Mr. Mirko Giulietti, oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka iyo iskaashiga labada dal. Ra’iisul Wasaaraha, ayaa Safiirka la wadaagay guulaha ay Xukuumadda DanQaran xaqiijisay iyo sida ay uga go’an tahay in Soomaaliya ay gaarto...








