Day: August 13, 2025

Home » Archives for August 13, 2025
Madaxweynaha Masar oo wajahaya cadaadis xooggan
Post

Madaxweynaha Masar oo wajahaya cadaadis xooggan

Masar ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Masar oo biyaha wabiga Niil ka hadlay ayaa sheegay in Masar ay wajahayso cadaadis xooggan oo biyaha niilka la xidhiidha isagoo dhanka kale xusey iney si buuxda uga warqabaan in biyaha loo adeegsanayo aalad la doonayo in yoolal kale lagu gaadho. Abdifataax Al Sisi oo hanjabaad adag direy ayaa yidhi...

Jubbaland Vows to Defend Against Federal Government in Gedo Clashes
Post

Jubbaland Vows to Defend Against Federal Government in Gedo Clashes

Kismayo – The Jubbaland State administration has declared its readiness to defend itself against what it describes as an offensive by the Federal Government of Somalia in the Gedo region. In a statement issued by the Ministry of Information, Jubbaland condemned recent clashes in the district of Beled-Hawo and surrounding areas, accusing federal forces of...

Somali President and Opposition Hold Crucial Talks at Villa Somalia
Post

Somali President and Opposition Hold Crucial Talks at Villa Somalia

Mogadishu – A high-level meeting is currently underway at Villa Somalia between President Hassan Sheikh Mohamud and opposition leaders from the Council for National Salvation (Madasha Samatabixinta). The talks, expected to be the final round of deliberations, aim to reach a definitive agreement on ongoing disputes over proposed amendments to Chapter Four of the Provisional...

Wefdi ka socda dowladda oo ka qeyb galay shir muhiim ah oo ka dhacay Koonfur Afrika
Post

Wefdi ka socda dowladda oo ka qeyb galay shir muhiim ah oo ka dhacay Koonfur Afrika

Cape Town (Raxanreeb Online) Wafdi ka socda Dowladda Federaalka Soomaaliya oo uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaare ku xigeenka labaad ee dalka, Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa ku sugan magaalada Cape Town ee dalka Koonfur Afrika, iyagoo ka qaybgalaya Shirka Maalgashiga Biyaha ee Qaaradda Afrika. Shirkaan waxaa isugu imaanaya hoggaamiyeyaasha Afrika, siyaasiyiin, iyo la-howlgalayaasha horumarinta, si loo...

Maxey yihiin saddex heshiis ee ay kala saxiixdeen dalalka Soomaaliya iyo Kuwait ?
Post

Maxey yihiin saddex heshiis ee ay kala saxiixdeen dalalka Soomaaliya iyo Kuwait ?

Kuwait (Raxanreeb Online) Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya Cabdisalaan Cabdi Cali, oo booqasho ku jooga dalka Kuwait, ayaa kula kulmay Caasimadda Kuwait, dhiggiisa, Wasiirka Arrimaha Dibadda Dowladda Kuwait, Abdullah Ali Abdullah Al-Yahya. Intii lagu guda-jiray kulanka, waxaa labada wasiir ay ka wada hadleen xiriirka xooggan ee ka dhexeeya labada dal ee walaalaha ah, waxa ayna...

Wasiir Daa’uud Aweys oo kulan xasaasi ah la yeeshay madaxa howlgalka midowga Afrika
Post

Wasiir Daa’uud Aweys oo kulan xasaasi ah la yeeshay madaxa howlgalka midowga Afrika

Muqdisho (Raxanreeb Online) Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Daa’uud Aweys Jaamac, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka cusub ee Guddoomiyaha Guddiga Sare ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya, ahna Madaxa Hawlgalka Midowga Afrika (AUSSOM), Mudane El Hadji Ibrahima Diene. Wasiirka iyo Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya ayaa ka wada hadlay xaaladda Soomaaliya ee dhinacyada siyaasadda, amniga iyo...

Madaxweyne Xasan oo faray ciidankii ka tallaabay xuduuda Kenya inay dalka dib ugu soo laabtaan
Post

Madaxweyne Xasan oo faray ciidankii ka tallaabay xuduuda Kenya inay dalka dib ugu soo laabtaan

Muqdisho (Raxanreeb Online) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka hadlay dagaalkii maalmihii lasoo dhaafay ka dhacay degmada Balad xaawo ee gobolka Gedo. Dagaalkaasi oo ciidanka dowladda, ay kula wareegeen guud ahaan gacan ku heynta degmada Balad xaawo iyo deegaanada hoosyimaada. Madaxweynaha ayaa ugu horeen ka tacsiyadeeyay dadkii ku geeriyooday dagaalladi dhowaan ka dhacay gobolka...

Dagaal u dhaxeeyey ciidanka dowladda iyo kooxda AS oo ka dhacay Hiiraan
Post

Dagaal u dhaxeeyey ciidanka dowladda iyo kooxda AS oo ka dhacay Hiiraan

Hiiraan (Raxanreeb Online) Wararka inaga soo gaaraya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in dagaal u dhaxeeyay ciidanka dowladda oo kaashanaya kuwa deegaanka iyo kooxda Al-shabaab, uu ka dhacay deegaanka Terdo ee gobolkaasi. Dagaalka ayaa yimid ka gadaal markii ciidanka huwanta ah ay weerar dhowr jiho ah ku qaadeen xubno katirsan Al-shabaab oo isku uruursanayay deegaano katirsan...

Ciidan Mareykanka oo dad ka xirixiray magaalada Washington
Post

Ciidan Mareykanka oo dad ka xirixiray magaalada Washington

Washington (Raxanreeb) Ciidamada Ilaalada Qaranka Mareykanka ayaa bilaabay in ay ka soo muuqdaan waddooyinka Washinton Dc, maalin kadib markii Madaxweyne Donald Trump uu ciidamada u daabbulay magaalada oo ay la wareegeen ciidamada booliiska maaddaama uu ku dooday in dambiyada rabshadaha wata ay faraha ka baxeen. Baabuurta gaashaaman ayaa lagu arkay xarumaha magaalooyinka iyo goobaha dalxiiska...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka “Amni darradu waa dabarka ku xiran horumarka da’yarta Soomaaliyeed.”
Post

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka “Amni darradu waa dabarka ku xiran horumarka da’yarta Soomaaliyeed.”

Muqdisho (Raxanreeb Online) R’iisul Wasaare Kuxigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac, oo qeyb galay xuska Maalinta Dhallinyarada Adduunka oo sanad Kasta dunida laga xuso, ayaa sheegay in dhallinyarada Soomaaliyeed ay hormuud u yihiin dagaalka kooxaha argagixisada. Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Dalka oo hadal ka jeediyay munaasibadda, ayaa dul istaagay muhiimadda ay dhallinyarada Soomaliyeed u leeyihiin...