Muqdisho ( Raxanreeb Online) Wafdi militeri oo heer sare kana socda dalka Masar oo ku sugan magaalada Muqdisho, ayaa bilaabay u kuurgalida sidii loo dardaran gelin lahaa sidii ciidanka Masar ay ugu soo biiri lahayeen howlgalka midowga Afrika ee AUSSOM. S/Gaas Islam Radwan oo wefdiga hoggaaminayay ayaa Taliska guud ee ciidanka AUSSOM, kulan kula qaatay...
Day: September 1, 2025
Somali Military Court Executes Three Al-Shabaab Members
MOGADISHU (Raxanreeb) – Somalia’s Military Court on Saturday morning executed three Al-Shabaab members convicted of carrying out targeted killings and insurgent activities in Mogadishu. The men – identified as Abdirahman Mohamed Abdullahi,Yoonis, and Ibrahim Aden Maadey – were executed by firing squad after the court upheld death sentences against them. According to military prosecutors, the...
Egyptian Military Delegation Arrives in Mogadishu Ahead of AUSSOM Deployment
MOGADISHU (Raxanreeb) – A 16-member delegation from the Egyptian Armed Forces arrived in Mogadishu on Sunday to conduct an assessment and fact-finding mission ahead of Egypt’s official deployment to the African Union Support Mission in Somalia (AUSSOM). The team, led by Major General Islam Radwan, was formally welcomed by senior officials from both AUSSOM and...
In ku dhow 600 oo qof oo ku dhintay dhulgariir ku dhuftay Afghanistan
Kabul ( Raxanreeb Online) In ka badan 600 oo qof ayaa laga cabsi qabaa inay ku dhinteen dhulgariir cabirkiisu yahay 6.0 oo ku dhuftay bariga Afqaanistaan, sida ay sheegtay wasaaradda arrimaha gudaha ee Taliban. Dhul-gariirkan ayaa ruxay dhismayaal laga soo bilaabo Kabul ilaa caasimadda Pakistan ee Islamabad – waa xogta ilaa hadda la ogyahay. Aagga...
Maxkamadda ciidamada oo toogatay rag horay dilal uga geystay Muqdisho
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa saakay dil toogasho ah ku fulisay Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi oo afgarashadiisu aheyd (Maaxi iyo Yoonis) iyo Ibraahin Aadan Madeey oo horay dil loogu xukumay. Labada xubnood oo katirsanaa Al-shabaab, ayaa maxkamadda ku heshay in ay dilal iyo weeraro ka geysteen magaalada Muqdisho, iyada oo maxkamadda horay u...
Fanaanka Safwan Halac oo shil gaari ku geeriyooday
Hargeysa (Raxanreeb Online) Wararka ka imaanaya magaalada Hargeysa ee Somaliland, ayaa sheegaya in fannaanka da’ada yar, Safwaan Xasan Aadan (Safwaan Halac) uu ku geeriyooday shil baabuur. Mudasir Xasan Aadan, oo ay fannaanka walaalo ahaayeen, ayaa xaqiijiyay geerida isaga oo sheegay in shil gaari oo xalay abaaro saddexdii habeenimo ka dhacay jidka laba boqol ee Magaalada...
Maxey kawada hadleyn guddoomiyaha Hay’adda SoDMA iyo madaxa Hay’adda gargaarka Qatar ?
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Madaxa Hay’adda Bisha Cas ee Qatar Xafiiskeeda Soomaaliya, Mudane Ahmed Aadan Xamiid. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta wada-shaqeynta labada hay’adood, gaar ahaan ka hortagga iyo wax ka qabashada masiibooyinka dabiiciga ah, horumarinta howlaha gargaarka bani’aadantinimo,...





