Day: September 2, 2025

Home » Archives for September 2, 2025
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo si weyn loogu soo dhoweeyey dalka Serbia
Post

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo si weyn loogu soo dhoweeyey dalka Serbia

Serbia ( Raxanreeb Online) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta magaalada Belgrade kulan miro dhal ah kula yeeshay dhiggiisa Jamhuuriyadda Serbia, Đuro Macut, iyaga oo ka wada hadlay arrimo dhowr oo ay ka mid yihiin, xoojinta xiriirka iyo iskaashiga labada dal, gaar ahaan dhinacyada ganacsiga, maalgashiga, iyo wada-shaqeynta amniga, waxbarashada iyo caafimaadka....

Madaxweynaha iyo Ra’iisul wasaaraha oo ka qeyb gali doona caleema-saarka hoggaamiye Firdhiye
Post

Madaxweynaha iyo Ra’iisul wasaaraha oo ka qeyb gali doona caleema-saarka hoggaamiye Firdhiye

Laascaanood ( Raxanreeb Online) Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya, Senator Cabdullaahi Cali Timacadde, ayaa sheegay in madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh iyo Ra’iisul wasaare Xamsa, ay ka qeyb gali doonaan caleema-saarka hoggaamiyaha maamulka waqooyi Bari ee Soomaaliya. Guddoomiye Timacadde, ayaa madaxda dowladda ku amaanay  kaalinta ay ka qateen sidii duruufaha looga...

Somali Army Clears Al-Shabaab Mines in Lower Shabelle
Post

Somali Army Clears Al-Shabaab Mines in Lower Shabelle

Lower Shabelle (Raxanreeb Online) – The Somali National Army (SNA) has conducted a planned security operation in the Lower Shabelle region, with the 19th and 25th battalions taking part. According to the army command, the mission targeted Al-Shabaab movements in rural areas of the region. During the operation, soldiers successfully uncovered and removed landmines planted...

Wararkii ugu dambeeyay ee dhulgariirkii ku dhuftay Afghanistan
Post

Wararkii ugu dambeeyay ee dhulgariirkii ku dhuftay Afghanistan

Afgaanistaan ( Raxanreeb Online) In ka badan 800 oo qof ayaa ku dhintay dhulgariir cabirkiisu dhan yahay 6.0 , kaas oo ku dhuftay bariga dalka Afgaanistaan ​​goor dambe oo Axadii ah, sida ay sheegtay hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan bini’aadantinimada, iyadoo soo xiganaysa warbixino horudhac ah. Dhulgariirku wuxuu ku dhuftay gobolka fog ee Kunar iyo...

Ciidanka dowladda oo howlgalka qorsheysan ka fuliyay Shabeellaha Hoose
Post

Ciidanka dowladda oo howlgalka qorsheysan ka fuliyay Shabeellaha Hoose

Shabeellaha Hoose ( Raxanreeb Online) Ciidanka xoogga dalka gaar ahaan guutooyinka 19-aad iyo 25-aad ayaa howlgal qorsheysan saacadihii lasoo dhaafay ka sameeyey deegaano ku yaalla gobolka Shabeellaha Hoose. Howlgalka ayaa la sheegay inuu ahaa mid ay ciidanka uga hortagayeen dhaq-dhaqaaqa ay maleeshiyaadka Al-shabaab kawadaan deegaanada gobolka Shabeellaha Hoose. Inta uu socday howlgalka ciidanka ayaa ku...

Dowladda Norway oo shaacisay in ay ka go’an tahay garab istaaga Soomaaliya
Post

Dowladda Norway oo shaacisay in ay ka go’an tahay garab istaaga Soomaaliya

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kulan la qaatay Wakiilka Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Dowladda Norway u fadhiya Soomaaliya, Merete Dyrud. Kulanka ayaa lagu gorfeeyay xoojinta iskaashiga iyo wada-shaqeynta labada dhinac, gaar ahaan arrimaha bini’aadantinimada iyo horumarinta bulshada Soomaaliyeed. Merete Dyrud ayaa tilmaantay sida Dowladda Norway uga...

Wefdi ka socda ciidanka Masar oo gaaray Jowhar iyo ujeedka ay u tageen
Post

Wefdi ka socda ciidanka Masar oo gaaray Jowhar iyo ujeedka ay u tageen

Jowhar ( Raxanreeb Online) Wafdi 16 xubnood ka kooban oo ka socda Ciidanka Masar ayaa gaaray magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hir-shabeelle, si ugu kuurgalaan xaalada amn ka hor imaatinka guutada ciidankooda ee ku biiraya howlgalka AUSSOM. Wafdiga oo uu hoggaaminayo S/Gaas Islam Radwan ayaa waxaa Taliska Guud ee Qaybta 5-aad ku soo dhaweeyey taliyaha...

UK oo xirtay safaaraddeeda ku taala Qaahir
Post

UK oo xirtay safaaraddeeda ku taala Qaahir

Qaahira ( Raxanreeb Online) ngiriiska ayaa ku dhawaaqay in si ku meel gaar ah loo xiray safaaradooda Qaahira ka dib markii masuuliyiinta Masar ay ka qaadeen xeeyndaabkii dhanka ammaanka ee dhismahaasi. Xafiiska arrimaha dibadda ee Britain ayaa sheegay in dhismaha ugu weyn ee safaaraddu ay ku leedahay degmada Garden City ee caasimadda uu sii xirnaan...