Washington ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa ka jawaabay hadallo soo baxay oo sheegaya “inuu geeriyooday”. Hadal ka soo baxay xafiiskiisa goor dambe oo xalay ah ayuu trump ku sheegay in caafimaadkiisu fiican yahay. “Ma aragtay warka ku saabsan inaad dhimatay” ayuu yiri wariye su’aal weydiiyey madaxweyne Trump. “Waxaan bixiyey dhowr shir jaraa’id...
Day: September 3, 2025
MW Xasan Sheekh oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay danjiryaasha midowga Yurub iyo Nederland
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Madaxtooyada kaga guddoomay warqadaha aqoonsiga danjiranimo ee Safiirka cusub ee Midowga Yurub (EU) u fadhiya Soomaaliya Danjire Francesca Di Mauro iyo Safiirka cusub ee Boqortooyada Nederland ee Soomaaliya Danjire Henk Jan Bakker. Madaxweynaha ayaa safiirrada ugu hambalyeeyey in ay ka mid noqdeen diblumaaaiyiinta ka...
Somalia and Serbia Agree to Boost Military Cooperation in Belgrade Talks
Belgrade (Raxanreeb Online) — Somalia’s Minister of Defence, Ahmed Moalim Fiqi, held a high-level meeting with his Serbian counterpart, Bratislav Gašić, in Belgrade to discuss ways of enhancing bilateral relations, with a particular focus on military cooperation. During the talks, Minister Fiqi emphasized Somalia’s unwavering commitment to regional peace and stability, underlining the country’s ongoing...
Soomaaliya iyo Seerbiya oo iska kaashanaya dhinaca Militeriga
Belgrade ( Raxanreeb Online) Wasiirka wasaaradda Gaashaandhigga ee xukuumadda Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi, ayaa kulan la qaatay dhiggiisa dalka Seerbiya Bratislav Gašić kaasi oo ka dhacay magaalada Belgrade ee dalkaasi. Kulanka ayaa waxaa diirada lagu saaray sidii loo xoojin lahaa xiriirka ka dhaxeeya labada dal, gaar ahaan dhanka militeriga loogana faa’ideysan lahaa fursadaha ka jira...
Mareykanka oo weeraray markab daroogo siday
Washington ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa sheegay in Maraykanku uu weerar ku qaaday markab siday maandooriye, kaas oo marayay koonfurta Caribbean-ka, isla markaana ay halkaas ku dileen “11 qof oo daro ka ganacsada waxyaabaha maanka dooriya.” Waxa uu soo dhigay baraha bulshada in howlgalkii militariga Mareykanka uu Talaadadii beegsaday xubno ka tirsan...



