Day: September 8, 2025

Home » Archives for September 8, 2025
Muxuu ku saabsanaa kulanka dhex maray wasiir Fiqi iyo agaasimaha hay’adda CIVIC ?
Post

Muxuu ku saabsanaa kulanka dhex maray wasiir Fiqi iyo agaasimaha hay’adda CIVIC ?

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, iyo Ergeyga Gaarka ah ee Xasilinta iyo Ilaalinta Rayidka, Xildhibaan Cumar Xaashi, ayaa si wadajir ah kulan ula yeeshay Agaasimaha Hay’adda CIVIC, xmed Ibraahim. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xaqiijinta go’aanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku aaddan dhammaystirka Siyaasadda Ilaalinta Bedqabka Rayidka iyo Qaab-dhismeedka...

Wasiirka Dastuurka ee XFS oo ka qeyb galay shirka Ururka la-talinta sharciga Afrika
Post

Wasiirka Dastuurka ee XFS oo ka qeyb galay shirka Ururka la-talinta sharciga Afrika

Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Soomaaliya, Xasan Macallin Maxamuud, ayaa maanta ka qeyb galay furitaanka rasmiga ah ee shirweynaha sanadlaha 63-aad ee Ururka La-talinta Sharciga ee Afrika iyo Aasiya (AALCO), kaas oo ka furmay magaalada Kampala ee dalka Uganda. Wasiirka iyo wafdi uu hoggaaminayo oo matalaya Soomaaliya waxaa shirka ku wehliyay Danjiraha Soomaaliya...

RW Xamsa oo la kulmay danjraha Midowga Yurub u fadhiya Soomaaliya
Post

RW Xamsa oo la kulmay danjraha Midowga Yurub u fadhiya Soomaaliya

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, oo maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha cusub ee Midowga Yurub (EU) u fadhiya Soomaaliya Danjire Francesca Di Mauro, ayaa waxa ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka u dhexeeya Soomaaliya iyo Midowga Yurub. Ra’iisul Wasaaraha oo u hambalyeeyey danjiraha cusub, ayaa xusay muhiimadda ay leedahay...

Maraykanka oo Xamaas u jeediyay digniintii ugu dambaysay
Post

Maraykanka oo Xamaas u jeediyay digniintii ugu dambaysay

Washington ( Raxanreeb Online) Ururka Xamaas ayaa sheegay in ay Maraykanka ka heleen hindisayaal loo soo marsiiyay dhexdhexaadiyayaasha oo ku saabsan sidii xabbad joojin looga gaadhi lahaa Qasa. Bayaan ka soo baxay Maraykanka ayaa Donald Trump uu ugu yeedhay digniintii ugu dambaysay ee Xamaas ee ku aaddan in ay aqbasho heshiiska lagu sii daynayo la...

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray  wadada Soobe oo dib u dayartir lagu sameeyey
Post

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray wadada Soobe oo dib u dayartir lagu sameeyey

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga jaray Wadada Soobe, oo dib-u-dhis ballaaran lagu sameeyay. Wadadan oo xiriirisa Hoggaanka Dambi-baarista Booliska Soomaaliyeed (CID) ilaa Isgoyska 14-ka Oktoobar, oo sidoo kale loo yaqaanno Soobe, ayaa ka mid ah waddooyinka...