Day: September 14, 2025

Home » Archives for September 14, 2025
U.S. Airstrike Targets Al-Shabaab Near Eldher town
Post

U.S. Airstrike Targets Al-Shabaab Near Eldher town

Mogadishu— United States Africa Command (AFRICOM), in coordination with the Federal Government of Somalia, carried out an airstrike on September 12 targeting Al-Shabaab militants. The strike occurred near the town of Ceel Dheer, about 288 kilometers northeast of Mogadishu. AFRICOM did not confirm the number of fighters killed or injured. In a statement, the command...

RW Xamsa oo kulan xasaasi ah la yeeshay safiirka Ururka Jaamacadda Carabta u fadhiya Soomaaliya
Post

RW Xamsa oo kulan xasaasi ah la yeeshay safiirka Ururka Jaamacadda Carabta u fadhiya Soomaaliya

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Ururka Jaamacadda Carabta u fadhiya Soomaaliya, Cabdalla Cuteybi, iyada oo kulanka looga hadlay iskaashiga ka dhexeeya dowladaha xubnaha ka ah Ururka Jaamacadda Carabta ee ku aaddan dhinacyada siyaasadda, dhaqaalaha iyo amniga. Ra’iisul Wasaaraha, ayaa uga mahadceliyay Ururka Jaamacadda Carabta,...

Banaanbax looga horjeedo dowladda oo ka dhacay magaalada Muqdisho
Post

Banaanbax looga horjeedo dowladda oo ka dhacay magaalada Muqdisho

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Banaanbax looga soo horjeedo dowladda Soomaaliya ayaa maanta ka dhacay degmada Deyniile ee gobolka Banaadir. Banaanbaxan oo si gaar ah uga dhacday xaafada Oodweyne ee degmada Deyniile, ayaa waxaa dhigayay shacabka deegaanka oo kasoo horjeeda dowladdu guryo halkaasi ku yaalla oo dumis ah ku qortay. Dadka dhigayay dibad-baxa oo isugu jira,...

Feeryahaanad Ramlo Cali oo soo gaartay Muqdisho
Post

Feeryahaanad Ramlo Cali oo soo gaartay Muqdisho

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Ramlo Siciid Axmed oo loo yaqaano (Ramlo Cali) oo ah feeryahaanad Soomaaliyeed, ayaa maanta soo gaartay magaalada Muqdisho, waxaana garoonka diyaaradaha Aadan Cadde, ku soo dhoweeyey wasiirro iyo mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya. Ramlo Cali oo warbaahinta kula hadashay gudaha garoonka, ayaa sheegtay in ayada oo aad u yar dalka laga...

Trump oo dalalka Nato ku xiray shuruud si uu cunaqabatayn ugu soo rogo Ruushka
Post

Trump oo dalalka Nato ku xiray shuruud si uu cunaqabatayn ugu soo rogo Ruushka

Washington ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay inuu diyaar u yahay inuu cunaqabateyn adag ku soo rogo Ruushka, balse waa haddii dalalka Nato ay buuxiyaan shuruudo gaar ah oo ay ka mid yihiin joojinta iibsashada saliidda Ruushka. Qoraal uu soo dhigay bartiisa bulshada ee Truth Social, Trump wuxuu ku sheegay inuu “diyaar...