Day: January 14, 2026

Home » Archives for January 14, 2026
Shir looga hadlayo amniga oo lagu qabtay magaalada Laascaanood
Post

Shir looga hadlayo amniga oo lagu qabtay magaalada Laascaanood

Laascaanood ( Raxanreeb Online) Wasiirka Amniga Gudaha ee xukuumadda Soomaaliya Janaraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa maanta guddoomiyay shir amni oo ka dhacay magaalada Laascaanood Shirka ayaa waxaa ka qeyb galay Madaxweyne Ku-xigeenka Dowlad-Goboleedka Waqooyi Bari Cabdirashiid Yuusuf Jibriil iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi. Shirka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta amniga...

Ilhaan Cumar iyo Elon musk oo hadallo kulul is dhaafsaday
Post

Ilhaan Cumar iyo Elon musk oo hadallo kulul is dhaafsaday

New York ( Raxanreeb Online) Waxaa mar kale baraha bulshada foodda is daray xildhibaanad Ilhaan Cumar iyo maalqabeenka Elon musk. Elon musk ayaa bartiisa X ku soo qoray qoraal u dhignaa” Ilhan Omar waa tusaalaha ugu cad. Tiro badan oo Soomaali ah oo dhowaan yimid ayaa degmadaas Minnesota ka dooran doona oo keliya qof Soomaali...

Axmed Madoobe oo sheegay in Jubbaland & Puntland ay mari doonaan wadada Somaliland ee gooni goosadka
Post

Axmed Madoobe oo sheegay in Jubbaland & Puntland ay mari doonaan wadada Somaliland ee gooni goosadka

Kismaayo ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Madoobe oo ka hadlayay furitaanka kalfadhiga Baarlamaanka Jubbaland,  ayaa sheegay in dawladnimadii Soomaaliya ay jid halis ah kusocoto, isagoo ku eedeeyey Madaxda dowladda federaalka in ay nidaamka burburinayaan,wuxuu sheegay in dawladnimadii ku koobantay magaalada Muqdisho. Axmed Madoobe oo ka hadlay arrinta Somaliland, ayaa tilmaamay  in ay xaq...

Puntland Police Commander Resigns Amid Escalating Tensions in Ras Asayr
Post

Puntland Police Commander Resigns Amid Escalating Tensions in Ras Asayr

Senior Superintendent Mahad Ali Carcar, commander of the Puntland Police Force’s Ras Asayr regional unit, has tendered his resignation following an internal dispute with Puntland Police Commissioner Gen. Mumin Abdi Shire. In a formal letter submitted to the Office of the President of Puntland, Carcar said he was relinquishing all responsibilities associated with his position,...

Maxey tahay qorshaha uu wasiirka arrimaha dibadda Turkiga u tagayo Imaaraatka ?
Post

Maxey tahay qorshaha uu wasiirka arrimaha dibadda Turkiga u tagayo Imaaraatka ?

Ankara ( Raxanreeb Online) Wasiirka arrimaha dibadda Turkiga, Hakan Fidan ayaa maanta booqasho ku tagaya dalka Imaaraatka Carabta, sida ay baahisay wasaaradda arrimaha dibadda Turkiga. Booqashadan waxay ku soo aadaysa xilli ay sare martay xiisadda u dhaxeysa Soomaaliya iyo Imaaraatka , oo labadaba uu dano ka leeyahay Turkiga . Dowladda Imaaraatka Carabta, ayaa waxa ay...

Tirada dhimashada dibedbaxyada Iiraan oo korortay
Post

Tirada dhimashada dibedbaxyada Iiraan oo korortay

Dehran ( Raxanreeb Online) Kooxda xuquuqul insaanka ee Hrana, oo saldhigeedu yahay Maraykanka, ayaa sheegtay in tirada dadka ku dhintay dibadbaxyadii ugu dambeeyay ee ka dhacay guud ahaan dalka Iran ay ka badan tahay laba kun iyo shan boqol oo qof. Kooxdu waxa ay sheegtay in laba iyo toban ka mid ah dadka dhintay ay...