Mogadishu — The Federal Government of Somalia and the Republic of Türkiye have jointly launched a resettlement project for families displaced by conflict in the Sabiid and Caanoole areas of the Lower Shabelle region. The newly constructed housing settlement, officially named SomTurk Village, was inaugurated during a high-level ceremony attended by senior government and military...
Day: February 17, 2026
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo booqday furimaha dagaalka ee gobolka Shabeellaha Hoose
Sabiib (Raxanreeb Online) Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, oo ay weheliyaan Wasiirka Arrimaha Gudaha, Cali Xoosh iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS), S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa maanta gaaray deegaannada Sabiid iyo Caanoole ee Gobolka Shabeellaha Hoose, si dib-u-dejin loogu sameeyo qoysaskii ay kooxda Al-Shabaab ka dumisay guryahoodii, kana barakicisay deegaannadan. Ujeeddada socdaalka...
Madaxweyne Trump oo rajo ka muujiyay wadahadallada Iran
Washington (Raxanreeb Online) Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa sheegay inuu aaminsan yahay in Iiraan ay doonayso inay heshiis ka gaarto barnaamijkeeda nukliyeerka. Hadalkiisa ayaa yimid ka hor wareegii labaad ee wadaxaajoodyada aan tooska ahayn ee u dhexeeya wakiillada Mareykanka iyo Iiraan ee ka dhacaya Geneva, iyadoo ay dhexdhexaadineyso dowladda Khaliijka ee Cumaan. Isagoo la hadlayay...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmaya golaha Mustaqbalka
Muqdisho (Raxanreeb Online( Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta la filaya inuu kulan la qaato golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo ay ku mideysan yihiin madaxda Puntland iyo Jubbaland iyo golaha samatabixinta Soomaaliyeed. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa xubnahan ku booqan doonaa xarunta Xalane oo ay degan yihiin madaxweynayaasha Puntland iyo Jubaland iyo xubno kale oo ka...



