Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo lagu dilay in ka badan 33 horjooge, sidoo kalana lagu burburiyay gaari Cabdi-bile ah iyo xarumo ay gabbaad ka dhiganayeen Al-shabaab, ka fuliyay deegaanka Guulane ee Gobolka Shabeellaha Dhexe. Howlgalka koowaad ayaa lagu bartilmaameedsaday guri ay ku sugnaayeen horjoogeyaal iyo...
