Month: April 2026

RW Xamsa oo la kulmay Isimada Puntland kuna baaqay xoojinta midnimada dalka
Post

RW Xamsa oo la kulmay Isimada Puntland kuna baaqay xoojinta midnimada dalka

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa xalay kulan la qaatay qaar ka mid ah isimada Puntland oo booqasho ku joogay caasimadda dalka si ay u xoojiyaan isku xirka bulshada iyo dowladoodda. Ra’iisul Wasaaraha ayaa si diiran oo maamuus sare leh usoo dhoweeyay isimadda oo kala ahaa Beeldaaje Maxamed Beeldaaje...

Dagaalka sokeeye ee Sudan oo saddex sanno jirsaday
Post

Dagaalka sokeeye ee Sudan oo saddex sanno jirsaday

Khartum ( Raxanreeb Online) Waxaa saddex sano ka soo wareegtay markii uu dagaalka sokeeye ka qarxay Suudaan 15-kii Abriil 2023, dagaal sababay mid ka mid ah dhibaatooyinka bani’aadantinimo ee ugu xun adduunka. Kumanaan qof ayaa ku dhintay, halka in ka badan 12 milyan oo qof ay guryahoodii ka barakaceen, qaar kalena ay u qaxeen dalalka...

World Bank Snubs Somalia Funding Plea Amid Deepening Political Uncertainty
Post

World Bank Snubs Somalia Funding Plea Amid Deepening Political Uncertainty

The World Bank has reportedly declined a financial request submitted by the Federal Government of Somalia, in what sources describe as a significant setback for Mogadishu’s efforts to secure fresh international support. The reported development follows meetings in the United States between a Somali delegation led by Finance Minister Bihi Iman Egeh and senior officials...

Somalia’s 11th Parliament Loses Mandate Amid Rising Tensions Over Contested Extension
Post

Somalia’s 11th Parliament Loses Mandate Amid Rising Tensions Over Contested Extension

Somalia’s 11th Federal Parliament has formally reached the end of its four-year mandate today, a development that has intensified an already sharp political and constitutional dispute over the legitimacy of the country’s federal institutions. Members of both chambers of the Federal Parliament were sworn in on 14 April 2022, meaning their constitutional term expired on...

Golaha wasiirrada oo xilkii ka qaaday Agaasimaha hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya
Post

Golaha wasiirrada oo xilkii ka qaaday Agaasimaha hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulan aan caadi ahayn, ayaa lagu ansixiyey Agaasimaha Guud ee Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda, kaasi oo loo magacaabay Xuseen Khaasim Yuusuf, kadib soojeedinta Wasaaradda Amniga Gudaha ee xukuumadda Soomaaliya. Kulanka golaha oo uu guddoomiyey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre,...

Government Under Fire as Somali Shilling Rejected Across Mogadishu
Post

Government Under Fire as Somali Shilling Rejected Across Mogadishu

Mogadishu (Raxanreeb Online) — Traders based in Mogadishu have reportedly begun refusing to accept Somali Shilling in everyday transactions, choosing instead to sell goods exclusively in US dollars. The move is said to reflect the deteriorating condition of the Somali Shilling, which has become heavily worn and has not been replaced or properly supported by...

Somali PM Sends Apparent Threatening Message to Puntland and Jubbaland
Post

Somali PM Sends Apparent Threatening Message to Puntland and Jubbaland

Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre has said that no country can possess honour and dignity without a strong military, underscoring the need to build armed forces with both capability and sound values to protect the faith, the people, and the nation. Marking the occasion, the Prime Minister extended his congratulations to military officers, deputy...

RW Xamsa ” dal aan laheyn ciidamo awood leh sharaf ma yeelan karo”
Post

RW Xamsa ” dal aan laheyn ciidamo awood leh sharaf ma yeelan karo”

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in dal aan lahayn ciidan awood leh uusan yeelan karin sharaf iyo karaamo, isaga oo carrabka ku adkeeyay baahida loo qabo dhismaha ciidan leh awood iyo caqiido wanaagsan oo ilaaliya diinta, dadka iyo dalka. Ra’iisul Wasaaraha waxa uu hambalyo ku aaddan munaasabaddan...

Ganacsatada Muqdisho oo diiday qaadashada lacagta Shilin Somaliga ah
Post

Ganacsatada Muqdisho oo diiday qaadashada lacagta Shilin Somaliga ah

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Wararka anu ka heleyno magaalada Muqdisho, ayaa ku waramaya in ganacsatada magaalada Muqdisho, ay guud ahaanba diideen in ay qaataan lacagta Shilling Soomaaliga iyaga oo Dollar keli ah wax ku iibinaya. Diidmadan ayaa ka dhalatay lacagta Shilling Soomaaliga oo guud ahaanba noqotay mid duug ah oo aan haysan daryeel dawladdeed maaddama...