MOGADISHU — Jubbaland President Ahmed Mohamed Islam, commonly known as Ahmed Madobe, has returned to Kismayo amid escalating tensions with Somalia’s Federal Government over political and electoral developments in the region. His return comes as reports indicate he is overseeing both political and military mobilization within Jubbaland, particularly in the Gedo region, where tensions between...
Month: April 2026
Somali troops move to recapture key Middle Shabelle areas from Al-Shabaab
MOGADISHU — The Federal Government of Somalia has launched a new military offensive in the Middle Shabelle region of Hirshabelle State aimed at recapturing areas previously vacated by its forces, according to multiple sources who spoke to Mustaqbal. The operation involves Danab commandos, Gorgor units and elements of the Somali National Army, backed by a...
Wararkii ugu dambeeyey Iran oo markale xirtay marinka Hormuz
Tehran ( Raxanreeb Online) dowladda Iraan ayaa sheegtay inay mar kale ka xirayso marinka Hormuz maraakiibta ganacsiga, iyadoo uga digtay markab kasta oo ku soo dhawaada in la beegsan doono. Xiritaankan ayaa yimid xilli ay soo baxayaan warar sheegaya in maraakiib ku sugnaa marinka dhexdiisa ama u dhowaa, oo ku jiro Markab booyad shidaalka qaada...
Faah faahin: Nin xaaskiisi hore ku dilay Muqdisho
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Wararka ka anu ka heleyno deegaanka Darmooleey ee duleedka Degmada Heliwaa ee gobolka Banaadir, ayaa sheegaya in halkaas wiil dhalinyaro ah uu ku dilay gabar u qabi jiray. Gabadhaas oo ay sannad ka hor kala tageen islamarkaana u haysay Gabar ayuu dilkeeda ku gaystay tooreey kuna dhuftay 32 tooreey ama dhaawac...
Hir-shabeelle oo ka hadashay ciidamada ay dowladda federaalka ka dejisay Jowhar
Jowhar ( Raxanreeb Online) Maamulka Hir-shabeelle, ayaa ka warbixiyay ciidamada dowladda federaalka ay geysay magaalada Jowhar ee caasimada maamulka Hir-shabeelle iyo sababta ka dambeysa. Wasiirka wasaaradda amniga ee maamulka Hir-shabeelle, Maxamed Cabdiraxmaan Khayre, ayaa sheegay in ciidamada cusub ee dowladda Soomaaliya geysay magaalada Jowhar ay qeyb weyn ka qaadan doonaan sugida amniga iyo xasiloonida gobolka....
Somalia and US Deepen Strategic Ties amid Antalya Diplomacy Forum
Somali President Hassan Sheikh Mohamud held high-level talks in Türkiye with Massad Boulos, the US Senior Adviser on Arab, Middle Eastern and African Affairs, in a meeting aimed at reinforcing bilateral ties and expanding strategic cooperation. The discussions focused on strengthening relations between Somalia and the United States, with particular emphasis on security, political engagement,...
Somalia awards Holhol oil well drilling project to Gulfsom Energy
As Somalia moves closer to launching the drilling of its first oil well, officials have provided further details confirming that the Holhol oil well has been awarded to Gulfsom Energy. Mohamed Abdihashi Arabey, Director General of the Ministry of Petroleum and Mineral Resources, disclosed the information in an exclusive interview with Raxanreeb. He said the...
Agaasimaha Batroolka Somalia oo sheegay in Ceelka Shidaalka Holhol la siiyay shirkada…
Iyada oo dhowaan si toos ah loo bilaabi doono qodista Ceelkii ugu horeeyay ee shidaalka Soomaaliya, ayaa waxaa ka faah faahin laga bixiyay in Ceelka shidaalka Holhol la siiyay shirkadda Gulfsom Energy. Agaasimaha guud ee wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Soomaaliya Maxamed Cabdixaashi Carabey, oo wareeysi gaar ah siiyay warbaahinta Raxanreeb, ayaa sheegay in Ceelka Holhol...
Trump oo sheegay in la qaadi doono tallaabo Iiraan muddo sugeysay
Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa la hadlay wariyeyaasha isagoo ku sii jeeda magaalada Phoenix, oo uu uga qaybgalayo munaasabad halkaa ka dhacaysa, wuxuu sheegay in wada-hadallada kala dhaxeeya Iiraan ay socdaan isla markaana ay sii socon doonaan ilaa dhammaadka toddobaadkan. Wuxuu xusay in horumarro wanaagsan la sameynayo, oo ay ku jiraan arrimo la xiriira Lubnaan....
Somali opposition figures acknowledge misjudgment over support for Laftagareen election
Some figures within Somalia’s opposition have indicated that their earlier support for the contested election of South West State President Abdiaziz Hassan Mohamed Laftagareen may not have been well founded, following subsequent developments that saw him leave Baidoa, the interim capital of South West State. According to statements attributed to several opposition members, their support...









