Month: April 2026

Home » Archives for April 2026
Maxaa looga hadlay kulanka golaha wasiirrada ee Koonfur Galbeed ?
Post

Maxaa looga hadlay kulanka golaha wasiirrada ee Koonfur Galbeed ?

Baydhabo ( Raxanreeb Online) Golaha Wasiirrada Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta yeeshay shir muhiim ah oo uu guddoomiyey Hoggaamiyaha Ku-meel-gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji. Shirka ayaa diiradda lagu saaray xaaladaha guud ee ka jira deegaannada Koonfur Galbeed iyadoo si qoto dheer looga dooday arrimaha amniga, horumarinta mashariicda iyo adeegyada...

Isimmada Soomaaliyeed iyo mucaaradka dowladda oo isku maan-dhaafay xaalka siyaasadda Somalia
Post

Isimmada Soomaaliyeed iyo mucaaradka dowladda oo isku maan-dhaafay xaalka siyaasadda Somalia

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Magaalada Muqdisho, waxaa xalay kulan culus uu ku dhex-maray qaar kamid ah Isimmada Soomaaliyeed iyo mucaaradka dowladda. Kulanka oo ahaa mid xasaasi ah, ayaa lagu lafa-guray xaalada kala guurka ah iyo doorashooyinka iyo sidii Isimmada ay qeyb weyn uga qaadan lahayeen xal u helida xiisada siyaasadda Soomaaliya oo xiligaan mareysa meel...

Wiil uu dhalay Mugabe oo laga soo musaafurinayo dalka Koonfur Afrika
Post

Wiil uu dhalay Mugabe oo laga soo musaafurinayo dalka Koonfur Afrika

Maxkmad ku taalla dalka Koonfur Afrika ayaa go’aamisay in dalkiisi lagu celiyo Bellarmine Chatunga Mugabe oo ah wiil uu dhalay. Madaxweynihi hore ee dalka Zimbabwe Robert Mugabe kaas oo lagu helay in uu sannadkan horraantiisi rasaas ka riday guri ay degganaayeen oo ku yaalla magaalada Johannesburg ee dalka Koonfur Galbeed. Warbaahinta CGTN ayaa tibaaxday in...

Wararkii ugu dambeeyay dagaal khasaaro geystay oo ka dhacay deegaanka Garacad
Post

Wararkii ugu dambeeyay dagaal khasaaro geystay oo ka dhacay deegaanka Garacad

Garacad ( Raxanreeb Online) Wararka inaga soo gaaraya deegaanka Garacad ee gobolka Mudug ee Puntland, ayaa ku waramaya in saakay dagaal culus oo u dhaxeeyay ciidamada Booliiska gobolka Mudug iyo maleeshiyo beeleed hubaysan uu ka dhacay deegaankaasi. Dagaalka ayaa yimid kaddib markii ciidamo uu hoggaaminayo taliye ku xigeenka qaybta Booliiska gobolka ay xalay gaareen halkaasi....

Maxaa kasoo kordhay baaritaanka ay wadeen FBI ka waday Minneapolis ?
Post

Maxaa kasoo kordhay baaritaanka ay wadeen FBI ka waday Minneapolis ?

Minneapolis ( Raxanreeb Online) Xarunta caanka ah ee Quality Learing Center” ee ay leeyihiin Soomaalida Minneapolis ayaa la xiray gabi ahaanba Arbacadii, maalin ka dib markii FBI ay weerartay xarunta xanaanada carruurta iyo ilaa 20 ganacsiyo kale, iyadoo qayb ka ah baaritaan lagu sameeyay eedeymo ku saabsan khiyaano adeeg bulsho oo ballaaran oo ka dhacay...

Madaxweyne Xasan “dalka dib uma laabanayo hora loo socona”
Post

Madaxweyne Xasan “dalka dib uma laabanayo hora loo socona”

Muqdisho (Raxanreeb Online) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlay munaasabad ka dhacday Muqdisho, ayaa sheegay in aysan suura gal noqon karin in dalka lagu fiirsadoMeesha uu hadda joogo, balse loo baahan yahay in uu la tartamo dalalka caalamka xagga horumarka dhinac walba. Madaxweynaha ayaa soo hadal qaaday cunaqabateyntii hubka ee saarneed Soomaaliya, deyntii...

Mareykanka oo cunna-qabateyn saaray hay’addo xiriir la leh Iran
Post

Mareykanka oo cunna-qabateyn saaray hay’addo xiriir la leh Iran

Washington ( Raxanreeb Online) Maraykanka ayaa sheegay inuu cunaqabateyn saaray 35 hay’adood iyo shaqsiyaad ku xiran Iran oo ku lug leh waxa uu ugu yeeray “qaab-dhismeedka bangiyada qarsoon ee Iran.” Waaxda Hantidhowrka Mareykanka ayaa sheegtay in dadka la cunaqabateeyay ay fududeeyeen “wareejinta tobanaan bilyan oo doolar” ayna ku lug lahaayeen “ka fogaanshaha cunaqabateynta iyo taageerada...

Soomaaliya iyo Shiinaha oo kawada hadlay horumarinta xabsiyada dalka
Post

Soomaaliya iyo Shiinaha oo kawada hadlay horumarinta xabsiyada dalka

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed S/Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa kulan la qaatay Danjiraha Dowladda Shiinaha u fadhiya Muqdisho H.E. Wang Yu. Labada mas’uul ayaa kawada hadlay  qalabaynta xabsiyada, horumarinta isgaarsiinta iyo tababaridda saraakiisha Ciidanka Asluubta. Danjiraha ayaa la wadaagay baahiyaha ka jira xabsiyada, isaga oo tilmaamay in Shiinaha uu kamid...

Puntland signals independent course amid escalating electoral tensions in Somalia
Post

Puntland signals independent course amid escalating electoral tensions in Somalia

Puntland President Said Abdullahi Deni has issued a strong warning regarding Somalia’s political future, particularly over the ongoing electoral process, during remarks delivered in the town of Badhan. Addressing the situation, President Deni stated that if no comprehensive political agreement is reached by 15 May 2026, the existence of a functioning federal government in Somalia...

Cargo Vessel Hijacked off Puntland Coast Near Garacad
Post

Cargo Vessel Hijacked off Puntland Coast Near Garacad

A cargo vessel has been hijacked approximately six nautical miles northeast of Garacad in the Mudug region of Puntland, according to the UK Maritime Trade Operations. The agency reported that unidentified armed individuals seized control of the vessel and redirected it toward Somali waters. “Reports indicate that unauthorized persons have taken control of a cargo...