Day: August 3, 2026

Home » Archives for August 3, 2026
Wefdi ka socday Koongareeska Mareykanka oo booqday magaalada Kismaayo
Post

Wefdi ka socday Koongareeska Mareykanka oo booqday magaalada Kismaayo

Kismaayo ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta magaalada Kismaayo ku qaabilay wefdi uu hogaaminayay Xildhibaan Ronny Jackson, oo ka koobnaa 11 Xildhibaan oo ka tirsan Koongareeska Maraykanka, Ku-simaha Safaaradda Maraykanka ee Soomaaliya, Justin Davis, iyo masuuliyiin kale. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray iskaashiga laba geesoodka ah ee dagaalka lagula...

Galmudug: Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay natiijada doorashada Goleyaasha deegaanka
Post

Galmudug: Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay natiijada doorashada Goleyaasha deegaanka

Dhuusamareeb ( Raxanreeb Online) Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka madax-banaan ee Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan, ayaa ku dhawaaqay natiijada doorashada goleyaasha deegaanka iyo Wakiilada ee dowlad goboleedka Galmudug oo dhacday 1-dii bishan Luulyo. Guddoomiyaha ayaa sheegay in doorashada ay ku tartameen 16 Urur siyasadeed, isla markaana codadka la dhiibtay ay gaarayan 197,971 cod, halka codadka ansaxay ay...

RW ku-xigeenka labaad ee Soomaaliya oo sheegay inuu ka tanaasulay Baasaboorka Kenya
Post

RW ku-xigeenka labaad ee Soomaaliya oo sheegay inuu ka tanaasulay Baasaboorka Kenya

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka labaad ee Xukuumadda Soomaaliya Jibriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa sheegay inuu ka tanaasulay baasaboorkii Kenya, isaga oo tilmaamay in dedaalkaas uu yahay mid lagu xoojinayo hufnaanta iyo daaf-furnaanta laga filayo mas’uuliyiinta xilalka ka haya dowladda Soomaaliya. Jibriil oo la hadlay warbaahinta dowladda, ayaa sheegay in go’aankiisa uu uga tanaasulay...

RW Xamsa oo la kulmay qaar kamid ah Isimmada dhaqanka ee deegaannada Waqooyi Bari
Post

RW Xamsa oo la kulmay qaar kamid ah Isimmada dhaqanka ee deegaannada Waqooyi Bari

Laascaanood ( Raxanreeb Online) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa hoyga uu ka degan yahay magaalada Laascaanood ku qaabilay Isimmada dhaqanka ee deegaannada Waqooyi Bari. Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in maalintii labaad ee uu ku sugan yahay Laascaanood uu kulan miro-dhal ah la yeeshay Isimmada, kaas oo looga hadlay dowlad-dhisidda, xoojinta nabadda iyo...

Guddiga doorashada Qaranka oo goordhow shaacin doona natiida doorashadii ka dhacday Galmudug
Post

Guddiga doorashada Qaranka oo goordhow shaacin doona natiida doorashadii ka dhacday Galmudug

Dhuusamareeb ( Raxanreeb Onlie) Guddiga doorashooyinka Qaranka ayaa sacaadaha soo socda Magaalada Dhuusamareeb ee caasimada dowlad goboleedka Galmudug, kaga dhawaaqi doonaa natiijada kasoo baxday Doorashadii Dadweyne ee Isku sidkanayd taas oo ka qabsoomtay deegaannada Maamul Galmudug. Guddiga Doorashooyinka ayaa ku mashquulsanaa saacadihii u dambeeyay tirinta codadkii la dhiibtay, waxaana maanta ay shaacinayaan natiijadaas iyada oo...

In ku dhow 20 qof oo duqeyn lagu dilay magaalada Gasa
Post

In ku dhow 20 qof oo duqeyn lagu dilay magaalada Gasa

Falastiin ( Raxanreeb Online) Sideed iyo toban qof oo ay ku jiraan carruur dhowr ah, ayaa lagu dilay duqeymihii ugu dambeeyay ee ka dhacay Gaza, sida ay sheegeen saraakiisha Falastiiniyiinta. Hay’adda Difaaca Rayidka ee Gaza ayaa sheegtay in diyaaradaha milatariga Israa’iil ay weerarro ka fuliyeen Magaalada Gaza, Khan Younis iyo Deir el-Balah. Tani waxay ahayd...