Month: July 2026

Home » Archives for July 2026
Maxaa diirada lagu saaray shirka golaha wasiirrada XFS ?
Post

Maxaa diirada lagu saaray shirka golaha wasiirrada XFS ?

Muqdisho (Raxanreeb Online) Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa guddoomiyey kulanka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, kaasi oo looga hadlay arrimaha amniga, doorashooyinka madaxa-bannaan ee dalka ka socda iyo dimuqraadiyadda. Kulanka Golaha, ayaa lagu soo bandhigay warbixinno muujinayaa howlgalladii ugu dambeeyay ee ciidamada qalabka sida ay sameeyeen iyo guulaha la xaqiijiyay, kuwaas oo jab...

President Hassan Sheikh Meets AFRICOM Commander for Security Talks
Post

President Hassan Sheikh Meets AFRICOM Commander for Security Talks

Mogadishu— President Hassan Sheikh Mohamud held talks with the Commander of the United States Africa Command, General Dagvin R. M. Anderson, focusing on regional security, counterterrorism efforts and strengthened defence cooperation between Somalia and the United States. The meeting reviewed the overall security situation in Somalia and the wider region, with particular emphasis on accelerating...

Maxaa looga hadlay kulan maanta ee golaha wasiirrada Koonfur Galbeed ?
Post

Maxaa looga hadlay kulan maanta ee golaha wasiirrada Koonfur Galbeed ?

Baydhabo ( Raxanreeb Online) Hoggaamiyaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa guddoomiyey kulanka golaha Wasiirrada Koonfur Galbeed, kaas oo diiradda lagu saaray adkaynta amniga, dardargelinta mashaariicda horumarineed iyo xaaladaha bani’aadannimo ee ka jira deegaannada Dowladda Koonfur Galbeed. Golaha Wasiirrada ayaa warbixinno ka dhageystay Wasiirka Amniga, kaasi oo faahfaahin ka bixiyey xaaladda...

RW ku-xigeenka oo kormeeray goobaha Codbixinta ee magaalada Gaalkacyo
Post

RW ku-xigeenka oo kormeeray goobaha Codbixinta ee magaalada Gaalkacyo

Gaalkacyo ( Raxanreeb Online) Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac, ayaa kormeer ku tegay goobaha ay ka socotay codbixinta doorashooyinka goleyaasha deegaanka ee degmada Gaalkacyo. Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka ayaa bogaadiyey sida nabdoon ee ay u socoto codbixintu, isaga oo sheegay in shacabka Gaalkacyo ay maanta muujiyeen sida ay uga go’an tahay ka qaybgalka...

Muxuu kala hadlay madaxweyne Xasan Sheekh Taliyaha ciidamada Mareykanka ee AFRICOM ?
Post

Muxuu kala hadlay madaxweyne Xasan Sheekh Taliyaha ciidamada Mareykanka ee AFRICOM ?

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan la qaatay Taliyaha Taliska Ciidamada Mareykanka ee qaaradda Afrika (AFRICOM), General Dagvin R.M. Anderson. Kulanka ayaa intii uu socday waxaa diiradda lagu saaray xaaladda amni ee guud ahaan gobolka, dardargelinta dagaalka ka dhanka ah argagixisada, xoojinta iskaashiga amniga iyo difaaca ee u dhexeeya...

Doorashada Goleyaasha Wakiilada iyo deegaanka oo maanta ka bilaabtay Galmudug
Post

Doorashada Goleyaasha Wakiilada iyo deegaanka oo maanta ka bilaabtay Galmudug

Dhuusamareeb ( Raxanreeb Online) Shacabka ku nool deegaannada Galmudug ayaa saaka u dareeray doorasho qof iyo cod ah oo isku sidkan, taas oo lagu dooranayo golayaasha deegaanka iyo wakiillada ee maamulkaas. Doorashadan ayaa looga dareeray 11 degmo oo ka tirsan gobollada Galgaduud iyo koonfurta Mudug, kuwaas oo kala ah Dhuusamareeb, Cadaado, Guraceel, Caabudwaaq, Balanbale, Hobyo,...

Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay weerar lagu qaaday Masjidka Aq-Aqsa
Post

Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay weerar lagu qaaday Masjidka Aq-Aqsa

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Dowladda Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareeysay weerar lagu qaaday Masjidka Barakeysan ee Al-Aqsa, kaasi oo hoggaaminayay sarkaal  Israa’iil ah oo ay wehlinayaan kooxo xagjir ah iyo ciidamaa ammaanka Israa’iil. “Falkaani wuxuu ka dhigan yahay xadgudub weyn oo lagu sameeyay karaamada iyo xurmada mid ka mid ah goobaha ugu barakaysan Islaamka,...

Five Kenyan Security Officers Killed in Al-Shabaab Attack in Mandera
Post

Five Kenyan Security Officers Killed in Al-Shabaab Attack in Mandera

MANDERA, — At least five Kenyan security officers were killed in an attack by suspected Al-Shabaab militants in Mandera County, near the border with Somalia, according to Kenyan police. The officers, who were attached to the Alungu-based Special Operations Group, came under attack in the Wantey Dam area, triggering a heavy exchange of gunfire with...

Madaxweyne Xasan oo kormeeray howlaha ka socda Dekedda Muqdisho
Post

Madaxweyne Xasan oo kormeeray howlaha ka socda Dekedda Muqdisho

Muqdisho (Raxanreeb Online) Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kormeer ku tagay Dekedda caalamiga ah ee magaalada Muqdisho, halkaasi oo uu ugu kuurgalay horumarka ka socda kaabeyaasha dhaqaalaha ee dalka iyo qorshayaasha lagu casriyeynayo adeegyada dekedda. Qoraal kasoo baxay Villa Somalia ayaa lagu sheegay in madaxweyne Xasan Sheekh uu indha indheeyay xarumaha kaydka Shidaalka...

Ciidamada ku sugan Puntland oo ka digay iska hor-imaad hubeysan xili…
Post

Ciidamada ku sugan Puntland oo ka digay iska hor-imaad hubeysan xili…

Garoowe ( Raxanreeb Online) Ciidamada uu hoggaaminayo Jimcaale Jaamac Takar oo ku sugan duleedka magaalada Garoowe, ayaa soo saaray bayaan ay ku muujinayaan walaac ku saabsan wararka sheegaya iska hor imaad hubaysan oo ka dhaca Puntland iyo xiisad sii kordheysa oo ka dhex jirta ciidamada amniga gobolka. War-saxaafadeedka, ciidamadu waxay ku eedeeyeen maamulka Puntland, gaar...