Day: August 2, 2026

Home » Archives for August 2, 2026
Puntland iyo Mareykanka oo heshiis amni oo cusub ku kala saxiixday Boosaaso
Post

Puntland iyo Mareykanka oo heshiis amni oo cusub ku kala saxiixday Boosaaso

Boosaaso (Raxanreeb Online) Magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland, waxaa maanta kulan ku yeeshay madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Deni iyo Dowladda Mareykanka, gaar ahaan hawlgalka AFRICOM oo uu hogaaminayey Taliyaha hawlgalka gaarka ah ee AFRICOM Major Gen Claude Tudor. Kulanka waxaa Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ku wehelinayay xubno Wasiiro, Saraakiil Ciidan iyo La-taliyaal...

Hoggaamiye Aadan Madoobe oo kulan la qaatay Taliyeyaasha ciidanka xoogga oo gaaray Baydhabo
Post

Hoggaamiye Aadan Madoobe oo kulan la qaatay Taliyeyaasha ciidanka xoogga oo gaaray Baydhabo

Baydhabo (Raxanreeb Online) Hogaamiyaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa Madaxtooyada ee magaalada Baydhabo ku qaabilay wafdi heer sare ah oo ay si wadajir ah u hoggaaminayeen Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud iyo Taliyaha TURKSOM Brigadier General Mehmet Yasin Kalın, kuwaas oo maanta soo gaaray magaalada...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo si weyn loogu soo dhoweeyay Laascaanood
Post

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo si weyn loogu soo dhoweeyay Laascaanood

Laascaanood (Raxanreeb Online) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre iyo wafti wasiirro ah ayaa gaaray magaalada Laascaanood ee xarunta dowlad-goboleedka Waqooyi Bari. Ra’iisul wasaaraha iyo wefdigiisa waxaa garoonka diyaaradaha ee magaalada Laascaanood ku soo dhaweeyay hoggaamiyaha Waqooyi Bari Cabdulqaadir Firdhiye iyo masuuliyiin kale. Ujeedka uu Ra’iisul Wasaare Xamsa u tagay Laascaanood, dabaaldegga sanad-guuraddii koowaad...

Somali Prime Minister Arrives in Las Anod for Official Visit
Post

Somali Prime Minister Arrives in Las Anod for Official Visit

LAS ANOD — Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre, accompanied by a delegation of cabinet ministers, arrived in Las Anod, the administrative capital of the North Eastern State of Somalia, where the federal government is implementing a range of public service and development initiatives. The Prime Minister was warmly received at Las Anod Airport by...

Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay magaalada Moscow
Post

Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay magaalada Moscow

Moscow ( Raxanreeb Online) Ugu yaraan saddex qof ayaa ku dhintay, halka 21 kalena ay ku dhaawacmeen, kadib markii walax qarax oo gacanta lagu sameeyay lagu qarxiyay maqaaxi Talyaani ah oo ku taalla magaalada Moscow, sida ay warbaahinta dowladda Ruushka kasoo xigatay saraakiisha amniga. Qaraxa ayaa dhacay abbaare 8:00 fiidnimo waqtiga Moscow (17:00 GMT), wuxuuna...

Itoobiya oo cadeeysay inay sii wadi-doonto taageerada howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya
Post

Itoobiya oo cadeeysay inay sii wadi-doonto taageerada howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya

Addis Ababa ( Raxanreeb Online) Dowladda Itoobiya ayaa mar kale xaqiijisay inay sii wadi doonto taageerada ay siiso Howlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM), iyadoo adkeysay muhiimadda ay leedahay iskaashiga gobolka si loo xoojiyo nabadda, amniga iyo xasilloonida Soomaaliya. Bayaan kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibadda Itoobiya, ayaa lagu sheegay in Addis Ababa...