Wasaaradda isbeddelka Cimilada Puntland oo deegaannad maamulkaas ka mamnuucday bacaha halka mar laisticmaalo.

Garoowe (Raxanreeb online) – Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadelka Cimilada ee dowlad goboleedka Puntland ayaa deegaanNada maamulkaas ka mamnuucday isticmaalka Bacaha halka mar la isticmaalo.

Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadelka Cimillada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa horay suuqyada ganacsiga dalka iyo dekedaha uga mamnuucday isticmaalka, ka ganacsiga iyo soo dejinta bacda halka mar la isticmaalo oo dhibaato ku ah deegaanka.

Leave a Reply

Your email address will not be published.