Month: September 2026

Home » Archives for September 2026
Somalia Faces Critical Security Transition as AUSSOM Support Comes Under Strain
Post

Somalia Faces Critical Security Transition as AUSSOM Support Comes Under Strain

MOGADISHU—Somalia could face a significant security transition as uncertainty grows over the future of international support for the African Union Support and Stabilization Mission in Somalia (AUSSOM), the International Crisis Group (ICG) has warned in a new report. The report says AUSSOM remains heavily dependent on the United Nations Support Office in Somalia (UNSOS) for...

Taliyaha ciidanka xoogga dalka oo saxiixay sharciga adag oo ka hortagayo tacdiga loo geysto Haweenka
Post

Taliyaha ciidanka xoogga dalka oo saxiixay sharciga adag oo ka hortagayo tacdiga loo geysto Haweenka

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa saxiixay Ka Hortagga iyo Wax-ka-qabashada Tacaddiyada ka dhanka ah Haweenka Xilliyada Colaadaha. Qoraal kasoo baxay xafiiska taliyaha ciidanka xoogga, ayaa lagu sheegay in amarkan uu xoojinayo dadaallada lagu hor istaagayo tacaddiyada ka dhanka ah haweenka, gaar ahaan kuwa ka dhaca...

Dad badan oo kundhintay weerar Ukraine ay ku qaaday Ruushka
Post

Dad badan oo kundhintay weerar Ukraine ay ku qaaday Ruushka

Moscow ( Raxanreeb Online) Ugu yaraan laba qof ayaa ku dhintay, lix kalena way ku dhaawacmeen weerar “baaxad weyn” oo habeenimo oo ay diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Ukraine ku qaadeen gobolka Moscow, sida uu sheegay guddoomiyaha gobolka, Andrei Vorobyev. Vorobyev wuxuu sheegay in 249 diyaaradood oo aan duuliye lahayn la soo riday, wuxuuna sidoo...

SOMALIA: Opposition Warns of Arms Diversion, Demands UN Embargo and International Dialogue
Post

SOMALIA: Opposition Warns of Arms Diversion, Demands UN Embargo and International Dialogue

MOGADISHU — The Somali Salvation Council, an opposition coalition comprising the regional administrations of Puntland and Jubbaland, has formally addressed a series of diplomatic notes to the international community, including the United Nations and multiple foreign embassies, outlining its grave concerns over the prevailing political and security situation in Somalia. In the correspondence, the coalition...

Ilhaan Cumar oo soo bandhigtay hindise lagu wareejinayo ku dhowaad $140 bilyan
Post

Ilhaan Cumar oo soo bandhigtay hindise lagu wareejinayo ku dhowaad $140 bilyan

Washington ( Raxanreeb Online) Xildhibaan Ilhaan Cumar, oo ka tirsan Aqalka Wakiillada Mareykanka, ayaa soo bandhigtay hindise sharciyeed cusub oo lagu doonayo in ku dhowaad $140 bilyan oo loo qoondeeyay hay’adaha socdaalka iyo ilaalinta xuduudaha Mareykanka loo wareejiyo bulshooyinka ay saameeyeen hawlgallada hay’adahaas. Hindisaha oo loo bixiyay “Make ICE Pay Act” ayaa lagu sheegay in...

Bakaracayaal ku sugan gobolka Bari oo wajahay xaalad adag
Post

Bakaracayaal ku sugan gobolka Bari oo wajahay xaalad adag

Qandala ( Raxanreeb Online) Boqollaal qoys oo horraantii bishan ka barakacay deegaanka Ceelgaal ee degmada Qandala, gobolka Bari, ayaa wajahaya xaalado nololeed oo adag, kaddib markii deegaanka ay saameeyeen roobab xooggan oo ay dabaylo wateen iyo daadad. Roobabka iyo daadadka ka dhacay deegaanka ayaa sababay khasaare soo gaaray dadka deegaanka, waxaana laga soo sheegay in...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo u safraya dalka Mareykanka
Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo u safraya dalka Mareykanka

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa saacadaha soo socda ku wajahan magaalada New York ee dalka Mareykanka, halkaas oo uu uga qaybgeli doono shirka Golaha Guud ee Qaramada Midoobay. Madaxweynaha ayaa Soomaaliya ku matali doona Kalfadhiga 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay, iyadoo madaxda dowladaha caalamku ay isugu...

Soomaaliya iyo Shiinaha oo kawada hadlay xoojinta iskaashiga dhinacyada amniga iyo difaaca
Post

Soomaaliya iyo Shiinaha oo kawada hadlay xoojinta iskaashiga dhinacyada amniga iyo difaaca

Beijing ( Raxanreeb Online) Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa magaalada Beijing kulan kula yeeshay dhiggiisa Shiinaha, Admiral Dong Jun. Kulanka ayaa looga hadlay xoojinta xiriirka Soomaaliya iyo Shiinaha, gaar ahaan ballaarinta iskaashiga labada dal ee dhinacyada difaaca iyo amniga. Labada wasiir ayaa sidoo kale ka wada hadlay sidii loo sii horumarin lahaa xiriirka...

Maxaa manta ka socda degmada Balad-Xaawo ee gobolka Gedo
Post

Maxaa manta ka socda degmada Balad-Xaawo ee gobolka Gedo

Balad-xaawo ( Raxanreeb Online) Wararka inaga soo gaaraya degmada Balad-Xaawo ee Gobolka Gedo, ayaa sheegaya in ay socdaan dhaqdhaqaaqyo ciidan oo ay sameynayaan ciidamo kala taabacsan Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamulka Jubbaland. Ciidamada Dowladda Federaalka ayaa la sheegay inay si toos ah uga amar qaataan dowladda dhexe, halka dhinaca kale ay magaalada iyo nawaaxigeeda ka...

Faah faahin: Labo Weriye oo Rug-cadaa ah oo geeriyooday
Post

Faah faahin: Labo Weriye oo Rug-cadaa ah oo geeriyooday

Muqdisho (Raxanreeb Online) Alle hau naxariisto waxaa sacaadihii lasoo dhaafay geeriyooday Maxamed Aweys Muudey ( Boqorka Bartamaha ) iyo Xasan Kaafi Cabdiraxmaan ( Qoyste) oo ahaa labo weriye oo rug cadaaha soo shaqeeyey xiliyo adag. Wariye Boqorka Bartamaha ayaa shalay ku geeriyooday isbitaal ku yaalla dalka Jarmalka, kaddib dhaawac culus oo ka soo gaaray weerar...