Golaha wasiirrada cusub ee maamulka Waqooyi Bari oo lagu dhawaaqay ( Akhriso magacyada)

Laascaanood ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha dowlad goboleedka Waqooyi Bari ee Soomaaliya Cabdiqaadir Axmed Aw-cali ( Firdhiye), ayaa xalay ku dhawaaqay golaha wasiirada ee xukuumadiisaa, kaddib markii la dhisay maamulka cusub, loona doortay madaxweyne.

Qoraal kasoo baxay xafiiska madaxweynaha, ayaa lagu sheegay in tallaabadan uu qaaday madaxweynaha, kaddib marka uu dareemay culuska howlaha dowladda horyaala, baahinta dhismaha fulinta iyo kulamo uu la yeeshay madaxweyne ku-xigeenka maamulka.

Xubnaha golaha wasiirrada ee maamulka Waqooyi Bari, ayaa ka kooban 21 xubnood, waxaana ku jira wasiirrada kuwa xilal kala duwan horay uga soo qabtay maamulka Puntland.

Hoos ka akhriso magacyada liiska wasiirrada cusub:

Leave a Reply

Your email address will not be published.