Author: Mohamed (Mohamed Morsal)

Home » Archives for Mohamed » Page 108
Siciid Deni oo James Swan kala hadlay xalinta khilaafka kala dhaxeeya dowladda Federaalka
Post

Siciid Deni oo James Swan kala hadlay xalinta khilaafka kala dhaxeeya dowladda Federaalka

Garoowe ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta la kulmay Ergayga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya James Swan iyo wafdi uu hoggaaminayo. Kulanka oo ay ka qeybgaleen xubno ka mid ah Golaha Xukuumada Puntland, ayaa looga hadlay xaaladda guud ee Soomaaliya gaar ahaan Amniga , Siyaasada iyo arrimaha ban’aadantinimo. Sidoo kale...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan la yeeshay Hoggaanka Gobolka Ningxia ee dalka Shiinaha
Post

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan la yeeshay Hoggaanka Gobolka Ningxia ee dalka Shiinaha

Shiinaha ( Raxanreeb Online) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta kulan la yeeshay Hoggaamiyaha Gobolka Ningxia, ahna Xoghayaha Guud ee Xisbiga Gobolka, Mudane Li Yifei. Kulanka ayaana diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka taariikhiga ah ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Shiinaha. Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa uga mahadceliyey martigelinta iyo soo dhoweynta,...

Lafta-gareen oo kulan la qaatay madax ka socotay Hay’adda IFAD
Post

Lafta-gareen oo kulan la qaatay madax ka socotay Hay’adda IFAD

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Magaalada Baydhabo kulan kula qaatay Madaxa Hay’adda IFAD ee Soomaaliya Raasha Omar iyo Wafdi ay Hogaaminaysay oo maal mahan Howlo shaqo Baydhabo ujoogay. kulanka Qaabilaada oo ay Fadhiyeen Wasiirka Beeraha Mudane Isaag Ali Subag iyo Agaasimaha Guud Wasaarada Beeraha Mudane Cali Maxamed Ibraahim ayaa waxaa...

Ciidamada Mareykanka oo soo Gebagabeeyay hawlgal ka dhan ah Daacish-ta Soomaaliya
Post

Ciidamada Mareykanka oo soo Gebagabeeyay hawlgal ka dhan ah Daacish-ta Soomaaliya

Muqdisho (Raxanreeb) Taliska Ciidanka Mareykanka ee Afrika (AFRICOM), ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay in la soo afjaray howlgal socday muddo toddobaadyo ah isla markaana lagu beegsaday fariisimo iyo aaggag ay ku suganaayeen Daacishta Soomaaliya. Weerarka ayaa la sheegay in ay iska kaashanayeen Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Taliska AFRICOM, waxaana la sheegay in lagu...

Maxey tahay ujeedka RW Xamsa u tagay dalka Shiinaha ?
Post

Maxey tahay ujeedka RW Xamsa u tagay dalka Shiinaha ?

Shiinaha (Raxanreeb) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa gaaray dalka Shiinaha, halkaas oo uu uga qayb gali doono Shirka 7-aad ee China-Arab States Expo, oo lagu qabanayo magaalada Yinchuan. Shirka ayaa diiradda lagu saarayo xoojinta iskaashiga ganacsiga, maalgashiga, tiknoolojiyadda, iyo tamarta. Ra’iisul Wasaaraha Xamsa ayaa shirka ka jeedin doona khudbad uu kaga hadlayo...

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Axmed Madoobe oo ku kulmaya magaalada Nairobi
Post

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Axmed Madoobe oo ku kulmaya magaalada Nairobi

Kismaayo ( Raxanreeb Online) Sida wararka anu heleyno ay sheegayaan madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud iyo hoggaamiyaha Jubbaland Axmed Madoobe, ayaa lagu wadaa in ay ku kulmaan magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya. Kulanka labada hoggaamiye ayaa waxaa la sheegay inuu hordhac u ahaa mid ay khadka Telefoonka kuwada hadleen, isla markaana isla meel dhigeen...

Safiirkii hore ee Mareykanka oo cadeeyey sababta aysan kooxda AS u gaari weysay Somaliland iyo Puntland
Post

Safiirkii hore ee Mareykanka oo cadeeyey sababta aysan kooxda AS u gaari weysay Somaliland iyo Puntland

Washington (Raxanreeb Online) Danjirihii hore ee Mareykanka ee Soomaaliya, Larry Andre Jr ayaa sheegay in ciidamada Soomaaliya ay tahay in looga mahadceliyo in ay xakameeyeen Al-Shabab. Safiirka ayaa si gaar ah uga hadlay in sababaha aysan al-Shabab u gaarin goobaha kale sida Puntland iyo Somaliland ay tahay in ciidamada Soomaaliya iyo saaxibadda caalamiga ah ay...

Kulan looga hadlayay amniga oo lagu qabtay deegaanka Hur-caduur
Post

Kulan looga hadlayay amniga oo lagu qabtay deegaanka Hur-caduur

Ceeldheer ( Raxanreeb Online) kulan looga hadlay dardargelinta amniga iyo xasiloonida degmada Ceeldheer iyo deegaanada hoostago ayaa Saraakiisha Ciidamada Xoogga Dalka waxaa ay la yeesheen odayaasha dhaqanka iyo bulshada qaybaheeda kala duwan. Saraakiisha Ciidanka xoogga ayaa goobjoog ka ahaa heshiis laga gaaray shaqaaqo dhawaan ka dhacday deegaanka Hul-Caduur oo hoostago degmada Ceeldheer. Odayaasha dhaqanka ayaa...

Wasiirka Qoyska ee XFS oo la kulantay Wasiirka Hormarinta Caalamiga ah ee Norway
Post

Wasiirka Qoyska ee XFS oo la kulantay Wasiirka Hormarinta Caalamiga ah ee Norway

Norway (Raxanreeb Online) Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Khadija Mohamed Al-makhzoumi ayaa kulan kula yeelatay magaalada Oslo ee Dalka Norway Wasiirka Hormarinta Caalamiga ah ee Norway Åsmund Grøver Aukrust . Labada Wasiir ayaa kawada hadlay xoojinta xiriirka labada Dowladood iyo sidii la isaga kaashan lahaa arrimaha hormarinta ee laxiriira Carruurta, Haweenka iyo...

Explosion in Mogadishu’s Heliwaa District Leaves One Dead, Soldiers Injured
Post

Explosion in Mogadishu’s Heliwaa District Leaves One Dead, Soldiers Injured

Mogadishu, Somalia – At least one civilian was killed and several government soldiers were injured after an explosion struck the Suuqa Xoolaha neighborhood in Heliwaa district, Banaadir region, on Sunday. According to local sources, the blast targeted a patrol unit of the Federal Government forces operating in the area. Security personnel quickly cordoned off the...