Muqdisho ( Raxanreeb Online) Wafdigan waxaa horkacayay Taliyaha Ciidanka gaarka ah ee Turkiga, Ünsal Hayal, waxaana ka mid ahaa Taliyaha Arrimaha Dibadda, Gökhan Demirtola iyo Taliye Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda, Turgay Olgun. Masuuliyiinta Turkiga ah waxaa si rasmi ah loogu soo dhaweeyay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde, iyadoo ay halkaas ku qaabileen saraakiil ka tirsan Taliska Ciidanka...
Author: Mohamed (Mohamed Morsal)
Wasiirka arrimaha dibadda Israa’iil oo gaaray magaalada Hargeysa
Hargeysa ( Raxanreeb Online) Magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland, waxaa maanta gaaray wefdi uu hoggaaminayo wasiirka arrimaha dibadda Israa’iil Gideon Sa;re. Wefdigan ka socda Israa’iil ayaa madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Cirro , waxa uu ku qaabilay madaxtooyada Somaliland, iyada oo la dhinac ay kawada hadli doonaan arrimo kala duwan. Warbaahinta gudaha iyo tan Israa’iil ayaa tabinaya...
Waa kuma taliyaha cusub ee loo magacaabay hoggaanka baarista dambiyada ee C.I.D ?
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday Taliye cusub oo loo magacaabay hoggaanka Hay’adda Dambi baarista ee C.I.D-da ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed. Ibraahim Dhaayow ayaa loo magacaabay Taliyaha cusub ee C,I.D-da, isagoo bedelaya taliyihii hore ee xilka laga qaaday ee Sadiiq Doodishe. sida ay sheegayaan ilo wareedyo rasmi ah, Dhaayow waa sarkaal sare...
Somalia Appoints New Head of Criminal Investigation Department
The Federal Government of Somalia has announced the appointment of a new commander to lead the Criminal Investigation Department (CID) of the Somali Police Force. Ibraahim Dhaayoow has been named as the new head of the CID, replacing the outgoing commander, according to official sources. Dhaayoow is a senior police officer who previously served within...
Somali Government Forces Kill Five Al-Shabaab Fighters in Gedo Operation
Somalia’s Federal Government forces have reported killing five fighters from Al-Shabaab during a planned security operation in the Gedo region. According to an official press statement, the operation was conducted in the Ceel Cilaan area, approximately 30 kilometres east of Baardheere district. The forces said the targeted militants had been posing security threats and causing...
Maxey kawada hadleyn Siciid Deni iyo xubno katirsan mucaaradka oo…
Garoowe ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa xalay la kulmay guddiga farsamada ee golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo maalmahan ku sugnaa magaalada Garoowe ee caasimada Puntland. Kulanka ayaa lagu sheegay in looga hadlay howlaha hortabinta u leh golaha mustaqbalka Soomaaliyeed, sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay madaxtooya maamulka Puntland. Guddiga farsamada...
Xubno katirsan kooxda AS oo lagu dilay gobolka Gedo
Baardheere ( Raxanreeb Online) Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa howlgal qorsheysan oo ciidanka xoogga dalka ka fuliyeen deegaanka Ceel Cilaan oo 30-KM dhanka bari kaga began degmada Baardheere ee gobolka Gedo. Qoraal kasoo baxay wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya, ayaa lagu sheegay in howlgalka ay ciidanka u suuragashay ku dileen 5 xubnood oo katirsan maleeshiyaadka...
Somaliland oo joojisay duulimaadkii Air Djabuuti ku tagi jirtay Hargeysa
Hargeysa ( Raxanreeb Online) Maamulka Somaliland ayaa diyaarada Air Djabuuti, ka joojisay duulimaadyadkii ay hargeysa ku tagi jirtay, kaddib markii dowladda Jabuuti ay safka hore ka gashay dowladaha diiday aqoonsiga Somaliland. Qoraal kasoo baxay maamulka Somaliland ayaa warqad loogu diray shirkadda Air Djabuuti, laguna ogeeysiiyay wixii ka bilaawda 7-da Janaayo 2026, laga joojiyay duulimaadkii Hargeysa....
Sacuudiga iyo Masar oo Mowqif Adag ka Istaagay Midnimada Soomaaliya
Qaahira (Raxanreeb Online) Dowladaha Sacuudi Carabiya iyo Masar ayaa soo saaray bayaan wadajir ah oo si weyn loogu faaqiday xaaladda Gobolka, iyadoo xoogga lagu saaray difaaca Midnimada Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya. War-Saxaafadeedka ay labada dal wadajirka u soo saareen waxaa ugu muhiimsan. 1.Midnimada Soomaaliya: Labada dal waxay caddeeyeen inay lagama maarmaan tahay in la...
Maxaa maanta ka dhaday degmada Balad-xaawo ?
Balad-xaawo ( Raxanreeb Online) Kulan looga hadlayay amniga degmada Balad-xaawo iyo deegaanada hoosyimaada ayaa maanta lagu qabtay degmada Baladxaawo ee gobolkaasi. Kulanka ayaa waxaa shir guddoominayay Taliyaha Hay’adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee Deegaannada Jubaland, Cabdirashiid Xasan Cabdinur (Cabdirashiid Janan). Shirkan ayaa lagu falanqeeyay xaaladda amni ee gudaha degmada, iyo sidii sare loogu qaadi lahaa,...









