Iran ( Raxanreeb Online) Wakaaladda wararka ee Iran ee Tasnim ayaa soo bandhigtay sawiro dhowr ah oo ay sheegtay in ay muujinayaan xarunta hay’adda sirdoonka Israa’iil ee Mossad oo dab ka kacayo. Tasnim, oo soo xiganaysa Ciidanka Ilaalada Kacaanka Iran, ayaa sheegtay in Mossad lagu garaacay gantaallada Iran. “Dagaalyahannada Ciidanka Cirka ee IRGC, waxay hawlgal...
Author: Mohamed Ibrahim (Mohamed Ibrahim)
RW Xamsa oo ka warbixiyay xukuumadda muhiimada ay siineyso amniga doorashooyinka
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Ra’iisul Wasaraaha Xukuumadda Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, oo guddoomiyey Gogosha Wadatashiga Qaran oo maalintii 2-aad ka socota Muqdisho. Ra’iisul wasaaraha ayaa ka warbixiyey Siyaasadda Xukuumadda DanQaran ee ku aaddan dhinacyada midnimada, amniga, doorashooyinka, dhammeystirka Dastuurka, dowlad-dhiska dalka, horumarinta dhaqaalaha, iyo Qorshaha Qaran ee (NTP). Xamsa, ayaa tilmaamay in dalkeennu uu marayo...
Wasiir Fiqi oo kulan la qaatay dhiggiisa wasiirka Gaashaandhigga dalka Qatar
Doha ( Raxanreeb Online) Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macalin Fiqi, ayaa maanta kulan la qaatay magaalada Doha ee dalka Qatar, Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Gaashaandhigga Dawladda Qatar, Sheekh Saacad bin Cabdiraxmaan bin Xasan Aal Thaani. Labada Wasiir ayaa ka wadahadlay xoojinta iskaashiga labada dhinac ee dhanka difaaca iyo sidii kor loogu qaadi lahaa...
Madasha sama-tabixinta Soomaaliyeed oo diiday inay ka qeyb gasho gogosha uu iclaamiyay madaxweyne Xasan Sheekh
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed oo ku mideysan yihiin xubnaha mucaaradka dowladda, ayaa iska diiday inay ka qeyb galaan gogosha uu fidiyay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh, oo maanta lagu waday inay ka furmo Muqdisho. Xoghayaha guud ee madasha Samatabixinta, Maxamed Aadan Koofi, ayaa sheegay in ay dhammaatay xiligii la fadhiisan lahaa gogol wadatashi,...
Tirada dhimashada Israa’iil oo korortay
Sida ay wararka sheegayaan dad badan ayaa ku dhintay duqeyntii ay xalay Iiran ku qaaday Israa’iil, sida laga soo xigtay adeegga gurmadka qaran ee Israa’iil. Tani waxay tirada guud ee dadka lagu dilay Israa’iil ka dhigaysa ugu yaraan 19 qof tan iyo Jimcihii markii ay labada waddan bilaabeen inay weerarro qaadaan. Dhanka kale, wasaaradda caafimaadka...
Wasiirka Gaashaandhigga ee XFS oo la kulmay Agaasimaha guud ee ciidanka heeganka Bariga Afrika
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Wasiirka Gaashaandhigga XFS ahna guddoomiyaha Golaha Wasiirrada Gaashaandhigga ee Ciidamada Heeganka ee Bariga Afrika, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta kulan isbarasho ah la yeeshay wafdi uu hoggaaminayay Agaasimaha Guud ee Ciidamada Heeganka ee Bariga Afrika (EASF), Mudane Paul Kahuria Njema, oo booqasho rasmi ah ku yimid Soomaaliya. Ugu horreyn, Agaasimaha...
Mahad Salaad oo la wareegay xilka Agaasimaha Hay’adda NISA
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xilka ugu kala wareejiyey Agaasimaha cusub ee Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA) Mudane Mahad Maxamed Salaad iyo Agaasimihii hore Mudane Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe. Munaasabadda xil-wareejinta oo ka ku qabsoontay Xarunta Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ayaa waxaa ka qayb galay Wasiirka Amniga Gudaha...
Iran oo lagu eedeeyay qorsheyn weerar ka dhan ah Saldhigyada Mareykanka ee Bariga Dhexe
Iran ( Raxanreeb Online) Wakaaladda wararka ee Fars News Agency oo ah mid si dhow ula xiriirta dowladda Iran ayaa sheegtay in milatariga Iran uu diyaarinayo qorshayaal weerar ah oo lagu bartilmaameedsanayo saldhigyada Mareykanka ee ku yaalla gobolka Bariga Dhexe. Warbixintu waxay tilmaamaysaa in tallaabadan ay tahay mid jawaab u ah “gardarada Mareykanka” iyo taageerada...
Masuuliyiin katirsan Jubbaland oo gaaray degmada Balad-xaawo & Ujeedka
Balad-xaawo ( Raxanreeb Online) Wefdi sare oo ka kooban wasiiro katirsan Dowladda Jubbaland, xildhibaano heer Federaal ah, iyo masuuliyiin kale oo heer Dowlad Goboleed ah, ayaa maanta gaaray degmada Baladxaawo ee gobolka Gedo. Soo dhaweynta Wefdigaan Waxaa hormuud ka ahaa Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Jubbaland, Mudane Maxamed Axmed Cali, Guddoomiyaha Gobolka Gedo, Maamulka...
RW Xamsa ” Xukuumadda waxa ay mudnaan gaar ah siineysa tayenta waxbarashadda dalka”
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa daah-furay imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada sare ee dalka, kaas oo sanadkan ay u fariisanayaan in ka badan 39,000, arday oo ku kala sugan gobollada dalka. Ra’iisul Wasaaraha, ayaa sheegay in Xukuumadda ay mudnaan gaar ah siineyso tayeynta waxbarashada dalka, isaga...









