Author: Mohamed Ibrahim (Mohamed Ibrahim)

Wasiiro katirsan xukuumadda oo laga mamnuucay ka qeyb galka fadhiyada Baarlamaanka
Post

Wasiiro katirsan xukuumadda oo laga mamnuucay ka qeyb galka fadhiyada Baarlamaanka

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Guddoomiyaha golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa waxa uu xildhibaano katirsan golaha shacabka ahna xubno katirsan golaha wasiirada waxa uu ka mamnuucay fadhiyada golaha shacabka. Qoraalka kasoo baxay xafiiska guddoomiyaha, ayaa lagu sheegay in sababo amni darteed mas’uuliyiinta, waxaana guddiga xeer-hoosaadka golaha shacabka uu ka codsaday in ay ka soo talo...

MW Xasan Sheekh oo farriin u diray shaqaalaha Soomaaliyeed
Post

MW Xasan Sheekh oo farriin u diray shaqaalaha Soomaaliyeed

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa hambalyo u diray dhammaan shaqaalaha Soomaaliyeed iyo qoysaskooda, munaasabadda Maalinta Shaqaalaha awgeed. Madaxweynaha ayaa ku amaanay shaqaalaha Soomaaliyeed dadaalkooda, kartidooda iyo doorkooda muuqda ee ay ka qaadanayaan horumarinta dalka, dowlad-dhisidda, iyo difaaca Qaranka. “Waxaan Shaqaale weynaha Soomaaliyeed ugu hambalyeynayaa, Munaasabadda Maalinta Shaqaalaha Adduunka...

20 Xildhibaan oo laga joojiyay in ay xaadiraan fadhiyada golaha shacabka
Post

20 Xildhibaan oo laga joojiyay in ay xaadiraan fadhiyada golaha shacabka

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Guddoomiyaha golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadan Nuur Madoobe, ayaa 20 Mudane oo katirsan golaha shacabka ka mamnuucay fadhiyada golaha, sababo amni awgeed. Warqad qoraal ah oo kasoo baxday guddoomiye Aadan Madoobe, ayaa lagu sheegay in 20 xildhibaanka looga mamnuucay kulamada Baarlamaanka sababo la xiriirta amni darro darteed. Guddoomiyaha ayaa...

Furitaanka shirka golaha wadatashiga oo dib u dhac ku yimid
Post

Furitaanka shirka golaha wadatashiga oo dib u dhac ku yimid

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Shirka Golaha Wadatashiga Soomaaliya oo si rasmi ah uga furmi lahaa magaalada Muqdisho maanta, ayaa dib udhac ku yimi, iyada oo loo balamay Maalinta Isniinta. Ma jiro war rasmi ah oo kasoo baxay madaxda Soomaaliya ee dib u dhaca keenay hase yeeshee sida warbaahinta Muqdisho sheegeen waxyaabaha dib u dhaca keenay...

Kulanka golaha shacabka ee maanta oo buuq iyo gacan qaad uu dhacay
Post

Kulanka golaha shacabka ee maanta oo buuq iyo gacan qaad uu dhacay

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Kulanka maanta ay yesheen xildhibaanada golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa ku soo dhammaaday buuq iyo fowdo, kaddib markii ay isku dhaceen qaar kamid ah xildhibaanada iyo guddoomiye Aadan Madoobe. Xubno kamid ah xildhibaanada ayaa isku gacan qaaday, iyada oo la arkayay Booliska ka shaqeeya xarunta Baarlamaanka oo  soo farageliyay  xaalada....

Hope and Healing as Somaliland, Puntland Conduct Prisoner Exchange
Post

Hope and Healing as Somaliland, Puntland Conduct Prisoner Exchange

In a powerful gesture of reconciliation, the governments of Somaliland and Somalia’s Puntland State completed a formal prisoner of war (PoW) exchange today — a move widely seen as a step toward easing regional tensions and promoting dialogue in the conflict-affected Sool region. The exchange involved combatants captured during the 2023 clashes in Lasanod. Somaliland...

Ciidanka Danab oo burburiyay xarumo laga soo abaabuli jiray weerarada
Post

Ciidanka Danab oo burburiyay xarumo laga soo abaabuli jiray weerarada

Hir-shabeelle ( Raxanreeb Online) Ciidanka xoogga dalka gaar ahaan kuwa sida gaar ah u tababaran ee Danab ayaa saacadihii lasoo dhaafay howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka Masaajid Cali Gaduud ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Saraakiisha howlgalka hoggaamineysay, ayaa sheegay  in ay burburiyeen xarumo ay Al-shabaab kasoo abaabuli jireen weerarada ay inta badan ka geysteen qeybo kamid...

Maamulka Puntland oo 15 maxbuus oo lagu qabtay dagaalladii Sool ku wareejisay Somaliland
Post

Maamulka Puntland oo 15 maxbuus oo lagu qabtay dagaalladii Sool ku wareejisay Somaliland

Garoowe ( Raxanreeb Online) Somaliland iyo Puntland ayaa maanta is dhaafsaday  Maxaabiis ay ku kala qabsadeen dagaalkii ka dhacay magaalada Laascaanood sannadkii 2023. Wasiirka Cadaaladda Puntland Maxamed Cabdiwahaab oo la hadlay warfidiyeenada, ayaa sheegay in Puntland ay 15 maxbuus  ay ku wareejisay Somaliland, halka sidoo kale Puntland ay la wareegtay 11 maxbuus oo lagu qabtay...

Dowladda Pakistan oo heshay xog sir ah oo ku saabsan weerar milatari oo Hindiya ay qorsheynayso
Post

Dowladda Pakistan oo heshay xog sir ah oo ku saabsan weerar milatari oo Hindiya ay qorsheynayso

Pakistan ( Raxanreeb Online) Dowladda Pakistan ayaa saaka ku dhawaaqday inay heshay “xog sir ah oo lagu kalsoonaan karo” oo muujinaysa in Hindiya ay qorsheynayso weerar milatari waqti dhow, kaasoo ah jawaab ay uga falcelinayso weerar dhimasho sababay oo toddobaadkii hore ka dhacay Kashmir qaybta ay Hindiya maamusho. Hadalkaan ayaa yimid kadib markii Ra’iisul Wasaaraha...